atariishada Kareena kapoor waa mid ka mid ah atariishooyinka ugu awoodda badan Bollywoodka kasoo bilow qarnigan cusub ilaa iyo hadda

atariishadan iyadoo dhawaan u dabaal-dagaysaa dhalashadayda waxa ay ka qayb gashay showga caanka ah ee Mehra Show kaaso uu daadihiye ka yahay Rohit Mehra

waxaana Rohit kareena kapoor uu weydiiyay sida uu yahay xariirka ay la leedahay Saif Ali Khan xaaskiisa hore ee Amrita Singh  Iyo inay isla hadlaan mar waliba kareena kapoor oo arrintaas  ka hadlaysaa ayaa waxa ay tiri ” maya midaas maysan dhicin aniga iyada waan xushmeeyaa sidoo kale waxan u haya abaal iyo farxad”

Rohit ayaa waxa uu Kareena Kapoor weydiiyay markii ugu horeesay ay la kulmaysay  Saif Ali Khan inuu lahaa xaas ama in kale  ?

Kareena Kapoor ayaa waxa ay ku jawaabtay ” maya waxan Saif la kulmay sanado badan ka hor waxaana ay ahayd xili uu dhacay furiinka sidoo kale isaga xiligaas single ayuu ahaa”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here