Saif iyo Kareena waxay kamid yihiin lamaanayaasha Bollywoodka ugu caansan looguna jecelyahay in badana waa lawada ogyahay jaceylkooda iyo habkii ay isku guursadeen intaba.

Sido kale waa lamaane shaashada ku midoweyn oo oo aflaam dhowr ah wada sameyeen bandhigoda shaashadana laga wada helay aflaamta ay wada sameyeen waxaa kamid ah Omkara, Agent Vinod, Kurbaan, Tashan iyo kuwa kale.

Mudo 6 sano ah ayee wada nool yihiin waxaana u jooga wiil kudhowaad 2 sano jir ah oo lagu magacaabo Taimur Ali Khan kaaso dhashtay sanadkii 2016 dhamaadkeeda waana wiil baraha bulshada si weyn looga jecel yahay

Kareena kapoor ayaa waxa ay dhawaan ka qayb gashay barnaamijka BFf iyada iyo walaasheeda Karishma Kapoor waxaana halkaas kasoo baxaya warar xiiso leh Kareena kapoor ayaa wax badan nolosheeda ku saabsan banaanka soo dhigtay waxyaabo badan oo iyada qaas u ah

Saif ali khan ku tilmaamtay inuu yahay aabahaa iyo ninka ugu wanaagsan dunida iyadoo sheegtay dadka inay aad u jecel yihiin shaqada ama lacagta

laakiin Saif ali khan jaceyl uu inoo qabo ayuu waxa uu xafiis ka dhex samaystay guriga si uu waqti wacan ula qaato wiilkiisa Taimur khan iyo aniga isagoo mar walba nasiiya waxaan u baahannahay

c

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here