Kareena Kapoor oo tabarucaad baxsatay balse dhaleeceyn xoogan kala kulantay jamaahiirteeda.

0
1660

Atariishada Kareena Kapoor ayaa tabarucaad looga hortagaayo Corona Virus ugu deeqday hey’ada IAHV iyo hey’ado kale oo caalami ah ayadoona iska dhago tirtay sanduuqa cusub ee Ra’iisul Wasaaraha wadankaasi dhawaan sameeyay.

Sanduuqaan ayaa loogu talo galay in lagu shubo deeqaha dadka si looga hortago Caabuqa Corona Virus balse Kareena ayaa deeqdeeda toos ugu shubtay hey’daha dowliga iyadoona kuwa maxliga iska dhago tirtay.

Arintaan ayay dhaleeceyn xoogan kala kulantay jamaahiirteeda kuwaasoo siweyn uga soo horjeestay in hey’ado shisheeyo lacago ugu deeqdo ayadoo ay baahanyihiin Hey’adihii maxliga ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here