Kareena Kapoor waa mid kamid ah atirishooyinka ugu awooda badan dalka India taariikh ahaan magaceedana ku baahay daafaha caalamka sido kalena maqaamkii ugu sareesay ka gaartay fanka hindiya.

Bebo waa atirisho taageero badan ku leh daafaha caalamka aadna loo jecel yahay walina calankeeda ma dhicin inkastoo waayaheeda fanka quruxda badnayeen horey ay usoo qaadatay hadana awoodeda waa mid taagan.

haddaba atariishadan ayaa waxa ay waano iyo canaan isku jira usoo jeedisay gabadha ay habar-yarta u tahay ee Samaira taaso ay dhashau walaashayda Karishma Kapoor

atariishadan ayaa dhawaan mar bandhiga live ah ee barteeda Instagramka iyadoona kaga hadashay arimo badan iyo dhibaatooyinka lagala kulmo baraha bulshada

waxaana Kareena si gaar ah waxa ay fariin u dirtay gabadha ay habar-yarta u tahay Samaira iyadoo u sheegtay inay xadido ama ay yarayao isticnaalka baraha bulshada maadaana ay jirto 14 sano oo ay weli yar tahay

iyadoo Kareena arintan ka hadlaysaa waxa ay tiri ” walaashayda gabadha ay dhashay Samaira waa mid ku waalan isticmaalka baraha bulshada gaar ahaa isticmaalka aaladaha Snapchatka iyo Instagram laakiin waxaan u sheegaya inay iska yarayso midaas sababtoo maalintii oo dhan waxaa waqtigaaga qaadanaya waxyaabo aan loo baahnayn waxaana sidaas ku dhaafaya xiliyada ay wax aqrisan lahayd sidoo kale mana helaysis xili aad waqti kula qaasato qoyskaaga”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here