Karishma Kapoor waa atariisho ka mid ah atariishooyinka ugu caansan fanka Bollywood-Ka waxaan laakiin filimada waxaana loo yaqaanaa Lolo, iyadoo kasoo jeeda qoyska lagu tilmaamo kuwa ugu awoodda badan fanka india waana reer Kapoor

inkastoo atariishadan ay xili ka mid ahayd jilaayaasha fanka ugu awooda badan iyadoo xitaa ka awood badnayd qaar ka mid ah jilayaasha raga maadaama ay ka guulo iyo mushaar badnayd

laakiin atariishadan waxaa dhawaanahan si ugu fogaatay filim jilista iyadoo ku mashquushay qoyskayda sidaas darteed waxaa arrintaas si weyn ugu niyad jabayn taageeraheeda ay ku lahayd fanka

Karishma oo 45 sano jir ayaa waxaa si weyn loogu maadeystay sawirada ugu dambeeyay ee atariishadan laga soo bandhigay xili ay ka qayb-galaysay xaflad bandhig ah

maadaama lagu sheegay inay lumisay quruxdayda iyadoona banaanka usoo baxday da’da rasmiga ee atariishadan iyadoona laga dareemi karo wajigayda inuu kasii baaba’ayo quruxdayda lagu yaqiinay

fadlan hoos ka daawo sawirada atariishadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here