Karisma Kapoor feynuustii fanka Hindiya iyo atoorayaasha caanka ah aflaanta ay la sameesay Salman maxay wadaageen

Hordhac:

Karisma Kapoor waa xidigtii fanka Hindiya qabsatay 90-maadkii ilaa bilawgii qarninagaan waxayna atirishooyinka kale kaga duwaneed inay filim la sameesay atoore kasto oo madaxa soo qaaday ama aqoonsi helay.

Sidaa darteed waxaan maqaal joogto ah u hibeenay Karisma Kapoor iyo atoorayaashii caanka ah filimada ay la sameesay guulaha ay la qeebsatay ama guuldarooyinkii ay la qaadatay.

Maantana waxaan masraxa inoo saaran Karisma Kapoor iyo Salman Khan wacdarihii ay soo wada dhigeen xasuusta ay xambaarsaneyn:

1. Jaagruti (1992) Natiijadiisa Flop

2. Nishchaiy (1992) Natiijadiisa Disaster

3. Andaz Apne apne (1994) Natiijadiisa Flop

4. Jeet (1996) Natiijadiisa Super Hit

5. Judwaa (1997) Natiijadiisa Hit

6. Biwi No.1 (1999) Natiijadiisa Super Hit

7. Hum Saath Saath Jain (1999) Natiijadiisa Blockbuster

8. Dulham Le Jayenge (2000) Natiijadiisa Hit

9. Chal Mere bhai (2000) Natiijadiisa Flop

Sida sare ka muuqato Karisma Kapoor iyo Salman Khan waxay wada sameeyeen 9-filim waxaana cajiib ah in 5-ka mid ah HIT dhameestiran u noqdeen weliba si xariir ah HIT u noqonayeen afar sano oo xariir ahayd sidoo kalena 60% wey wada guuleesteen shaqada ay isla qabteen.

La Soco Karisma Kapoor Iyo Akshay Kumar Aflaantii Ay Wada Jileen Iyo Guuldaro Waqtigii Ay Wada Qaybsadeen..

Karisma iyo Govinda Aflaanta Ay Isla Sameeyeen Si Aad U Ogaatid Fadlan RIIX HALKAAN