Karisma Kapoor ayaa dhawaan waxaa la rajeenaya inay dhawaan dib ugu soo laabanayso Bollywood-ka iyada oona ay sii deysay muuqaalka wareysigeeda cusub kaaso lagu baahiyay shabakadda ‘Mentalhood’

iyadoo inta lagu gudajirey wareysiga la xiriira soo laabashadeeda  Waxay si dheer uga hadashay qorshahaha mustaqbalka ee gabadheeda Samair

waxaana Intii lagu guda jiray wareysigii ay la qaadatay wargeyska Spotboye ayaa atariishadan kaga hadashay arimo badan oo xiiso badan oo ku saabsan gabadheeda Samaira kaaso ah inay dhawaan kusoo biiri doonto jilista aflaamta

waxaana Karisma Kapoor ay tiri, “Taasi run ma ahan. Gabadhayda iyo asxaabteyda ah ayaa waxa ay si weyn u xiiseynayaan daawashada laakiin ma ogi inay iyaga xiiseenayaan inay kaaso muuqdaan kaamirada aflaamta sababtoo hadda waxa ay ku jiraan xiliga waxbarashada

waxaana sidoo kale atariishadan aya cadeeysay in Samaira ay xor u tahay inay shaqadeeda ku dooran karto ikhtiyaarigeeda sidoo kalena ay iyadan ku dhiiragelinayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here