Lamaanaha isdoortay ee Bollywoodka iska dhex doorteeb Kartik Aryan iyo Sara Ali Khan dad badan ayee ka maseersiinayaan waqtigaan inkastoo aysan dad ushaacinin xiriirkooda hadana weyba muujinayaan.

Dhowaan ayee ahed markii Kartik Airport-ga ka doonag Sara si uu usoo dhaweeyo maantana waxaa la arkay isagoo goobtii GYM-ka iyo jirdhiska ay u aadeysay kaga daba tagay waxuuna muujiyay inuu yahay Boyfriend-ka Sara Ali Khan kadib markii oa arkay isagoo kasoo waday goobta qoraxdana kaga hayay Dalad si kuleel iyo waxkale ula kulmin.

Malaayiin gabdho ah oo daafaha caalamka ku nool ayaa ka heleen hab dhaqanka Kartik iyo sida uu u muujiyay Sara sido kale Sara dhankeeda xishood ayee muujisay dadka hortoodo markii ficilkaas Kartik ku sameeyay.

Lamaanaha Filimka Love Aaj Kal 2 kaliya lamaanaha shaashada ma ahan wixii hada ka dambeeya ee nolosha dhabta ah inee lamaano yihiin ayaa lawada aqoonsaday aan sugno halka uu xiriirkooda gaaro darajo ahaan..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here