Xidigaha caanka ah Kartik Aryan iyo Sara Ali Khan ayaa laga soo waramayaa inuj bur buray gabi ahaanba xiriirkii xanta ahaa ee ka dhaxeeyay mudadii koobneed haderna safaaradaha inee kala qaateen ayaa la sheegay oo mid walba noloshiisa gaarka ah sii amba qaaday.

Sara ayee ahed qofta afkeeda laga maqlay inee doon dooneyso wiilkan sanadkii hore ayeena si geesinimo leh shaaca kaga qaaday inee Kartik ka heshay barnaamijka Koffe With Karan ayeena arimahaas kushaacisay iyo wareysiyo kale waana ogen sidee lambarkeeda iyo ciwaankeedaba ula rabtay Kartin inuu helo.

Xiriirkooda waxuu soo shaac baxay intii ay duubayeen Love Aaj Kal 2 markaas ayeena sifiican isku fahmeen balse hader waxaa la sheegaya in is khilaafeen go’aana ku gaareen xiriirkan inee joojiyaan mana la oga waxay isku dagaalen suaasha meesha taalo ayaa waxay tahay saameeyn maku yeelan kartaa wada shaqeyntooda marba hadee safaaradaha kala rarteen.

Did Sara Ali Khan and Kartik Aaryan's BREAK-UP affect Aaj Kal? Producer Dinesh Vijan reveals

Qarash gareeyaha Aaj Kal Dinesh Vijan ayaa arinkaa wax laga weydiiyay maadama Filimkiisa Aaj Kal ay iyaga sameynayaan waxuuna yiri,”aniga waxba kama ogi goortee Kartik iyo Sara xiriir sameysteen iyo goortii uu xiriikooda bur buray.”

“Balse waan aaminsahay in shaqadooda marnaba saameyn ku yeelan karin barnaamij noloshooda gaarka ah u qaas ah waxaan filaa howsha Filimkaan in si wanaagsan kusoo dhamaato daawadayaashana ku raaxeestaan daawashadiisa maalinta jaceylka aduunka (14 Feb) 2020.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here