Sara Ali Khan iyo Kartik Aryan xantooda wali waa socotaa iyo in xiriir ka dhaxeeyo labadooda waliba mararka qaar ma qarsadaan geesinimada iyo dhiiranaantana dhanka Sara ayee u badantahay ileen iyada 2018 fagaaro banaan ah ka tiri”Kartik Aryan ayaa shukaanssn doonaa.”

Xili ay Filimkooda Love Aaj Kal xayeysiin usameynayeen kana qeyb galeen barnaamijka Tv-yada kabaxa ee Dance Plus 5 Kartik ayaa ubax ama fiyooro gaduudan siinaayo Sara xili uu jilbaha dhulka dhiganaayo misane jaceylkiisa goobta ugu sheeganaayo iyadana si farxad leh ayee ku aqbale hadalkiisa iyo ubaxa casaanka ah.

News

Balse si run ah ma ahan oo heeskooda Filimka Love Aaj Kal ayaa u daaran martida barnaamijka ayaana ka codsanayaan inee jaceyk goobta kujilaan dhanka shaqada Love Aaj Kal waa Disaster ganacsi ahaan sido kale Sara waxay duubis kuwadaa Coolie No.1 halka Atrang Re ay saxiixatay.

Dhanka Kartik aflaam badan ayuu saxiixday xidigaan sida Dostana 2, Bhool Bhulaiya 2 iyo kuwa kale oo badan inkastoo Love Aaj Kal ka qasaaray hadana waxuu ku hanweynyahay mashaariicdan xigaan inuu guul weyn gaarsiin doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here