Kartik iyo janhvi kapoor oo si layaableh Mumbai intee ugatageen hadana degdeg ugusoo laabtayn?

0
844

Xiddigaha Bollywood Kartik Aaryan iyo Janhvi Kapoor, oo u amba baxay Goa si deg deg ah dhamaadki isbuucaan ayaa lagu arkay garoonka diyaaradaha Mumbai maanta.

Janhvi walaasheed Khushi Kapoor ayaa iyaduna safarka qeyb ka aheyd maadaama garoonka lagu arkay iyadana lamashaacin sababaha degdega ah ee kusoo laabteen ‘Kartik’ ayaa horay social media usoo dhigay sawir taageerayaasha Goa uu lagalay

Dhanka shaqada, Janhvi iyo Kartik ayaa goor dhow lagu arki doonaa Filimka uu wado agaasime Collin ee ‘Dostana 2’. Sidokale Laksh Lalwani oo door muhiim ah ku leh filmkaan ayaa kasoo muuqan doona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here