Jilaaga Sunny Singh iyo Kartik Aaryan oo ay wehliso Nushrat Bharucha ayaa jilay dhowr filim oo ay kamid yihiin Pyaar Ka Punchnama iyo Sonu Ke Titu Ki Sweety. Haatan, Aktarka ayaa xaqiijiyay inay samee doonaan qeybtii seddexaad ee Puchnama halka qeyb labaad ay kasamee doonaan filmka Sonu ke titu.

Sunny Singh ayaa xaqiijiyay filimka Sonu Ke Titu Ki Sweety iyo Pyaar Ka Punchnama 3 inee kashaqeenayaan , waxa uu sheegay in Luv Ranjan uu maanka ku hayo midaan balse uusan waqti rasmi ah cayimin. Isaga oo ka hadlaya Kartik Aaryan, wuxuu sheegay inay ku wada xiriireen qadka telephonka iyo fariimo inta lagu gudajiray xayiraada.

Kartik Aaryan iyo Sunny singh ayaa inta badan ah saaxiibo iskudhaw dhowr filmna iskala shaqeeyay marki loofiiriyo is fahamka shaashada ee kusoo bandhigaan

waxwalbo wee dhawyihiin sida qorshaha uuyahay waa inaa kudhaqaaqnaa dhawaan. . Jilaaga ayaa lagu arkay heesta, ‘Holi Mein Rangeele’

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here