Gabdhaha India u dhashteen waxaa lagu tilmaama kuwa dunida ugu quruxda badan marka lala bar bardhigo gabdhaha kale ee dunida ku nool.

Qaasatan atirishooyinka kuwa ah ayaa ugu caansan inkastoo la helaayo atirishooyinka gabdho ka qurux badan balse aan atirishooyin ahen.

Hadaba waxaa jirto waxa maanta dunida gabdhaha ka isticmaalan taaso ay qurux iyo dhal dhalaal ka raadiyan waana Make-Upka kaaso ah waxyaabo dumarka is mariyaan si midabkoda u nuuro.

Sidaa awged waxaan idiin heynaa atirishooyinka Bollywoodka ee Make-Upka ka khaldamay halkii ay qurux ayaad ka helesaan ay is lahaayene ay ku fool xumaaden xiliyo kala duwan Aishwarya rai bachchan

Gauri Khan

Gauri Khan mar kale

Kangana ranaut

Priyanka Chopra

Rakhi swant

Sonam Kapoor

Ameesha Patel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here