Home » Nolosha Jilaayaasha » Katrina kaif Awoodeda Fanka Wey Soo Ceshan Rabtaa Waxaana Garab Kusiin Doonan SRK, Salman Khan Iyo Waliba Aamir Khan!!

Katrina kaif Awoodeda Fanka Wey Soo Ceshan Rabtaa Waxaana Garab Kusiin Doonan SRK, Salman Khan Iyo Waliba Aamir Khan!!

Katrina Kaif waa mid kamid ah atariishoyinka waqtigaan jiraan, xidigtaan waayahedi bilawgii fanka aysoo galeysay aadbe u nasiib fiicned.

Balse sanadadan dambe guul daradeeda yaa badatay filimkeedi udambeyay ee Bang Bang ayaa filim guul fiican u gaaro ugu dambeyay.

Banng Bang aflaamti kadambeysay oo ay sameysay xidigtaan waxay ka noqdeen kuwa awoodeda fanka hoos u ridaan sida Phanton, Fitoor iyo waliba Baar Baar Dekho.

Dadka waxay dhaheen Katrina waa bas calankeda waa sii dhacaya waxaana macquul ah inee fanka isaga baxdo.

Balse xidigtaan ma aha dadka sida dhaqsida ah ku niya jaba ee waa dadka isku kalsoon, hadana waxaaa kalsooni buuxa lagu qabaa in 3 Khans aflaamta ay lasoo wado ka dhigi doonan ama ku dari doonan liiska xidigaha A-Listerska ah.

Aamir Khan waxay la soo wadaa sida lashegay Thugs Of Hindustani, SRK waxay lasoo wada Filimka Cilinka ee uu ninka gaaban ku matalaayo. Iyo waliba Salman Khan oo ay lasoo wado Tiger Zinda Hai, dhamaan aflaamtan aan kor kuxusnay kuwaaso ay 3 Khans hogaaminayaan waa kuwa lasaadaalinaayo inee noqon doonan Blockbusters waaweyn.

Sidaa awged Katrina hadee filimadan unoqdaan kuw a guulo lixaad leh gaaren waa hubaal awoodedii fanka hore iyo darajo kasareysaba inee gaareyso.

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *