Aktarada caanka ah ee Katrina Kaif oo dhawaan wareysi bixisay, ayaa waxay weerar afka ah ku qaaday Hooyada dhashay, iyadoona sheegtay in Hooyadeed ay had iyo jeer cadaw ku tahay Nolosheeda iyo Jaceylkeeda.


Katrina, waxay sheegtay in Hooyadeed sida kale ay tahay Hooyo aad u wanaagsan islamarkaasina jecel horumarkeeda, lakin ay ku ad adagtahay dhinaca lamaanaheda iyo jaceylkeeda.

Waxay sheegtay sidoo kale in 6 Gabdhood ay iyada la dhasheen, sidoo kalena ay dhib ku qabaan Hooyadood oo si lamid ah sida ay iyada ugu dhibantahay iyagana ugu dhibanyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here