Home » Nolosha Jilaayaasha » Katrina Kaif, jacquelien Fernandez, Iyo Atirishooyinka Taxana Filmka Race Ka Qeyb Qaaten Mid Walbana Saameyn La Haatay (+Sawiro)

Katrina Kaif, jacquelien Fernandez, Iyo Atirishooyinka Taxana Filmka Race Ka Qeyb Qaaten Mid Walbana Saameyn La Haatay (+Sawiro)

Race waa film taxane ah oo qeybtisa kowaad la daawaday sanadki 2009 sido kalena u hogaamiye ka ahaa Saif Ali Khan, Saif labada qeybood ee hore mashruucan isaga ayaa hogaamiye ka ahaa balse qebta sedexaad waxaa la wareegay hogaaminteda Salman Khan ayadoo Saif mashruuca laga saaray.

Salman qeybtii sedexaad ee Race ayuu sanadkaan la imaan doona qaasatan ciidul fidriga, hadaba dumarka filmkaan kasoo muuqdeen qeybahiisa kala duwan mid walba saameyn lixaad leh aye ku yeelatay ayadoo muuqalada atirishooyinka aad loogu amaanay.

Jacqeuline Fernandez waa atirishada kaliya ee taxanahan labo qeybood kasoo muuqatay sido kalena doorarkeeda aad loogu amaanay si qaas ah qeybta labaad maadama qeybta sedexaad wali aan la daawan balse goos gooska ayaa laga dareemi karaa saameynta Race 3 ay ku leedahay atirishadan.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Atirishooyinka Taxanaha Race Kasoo Muuqdeen:

Jacqeuline Fernandez: Race 2 and Race 3

27sexiest-thieves4

Jacqueline

Daisy Shah: Race 3

Daisy

 

Bipasha Basu: Race

_downloadfiles_wallpapers_1024_768_bipasha_basu_in_race_4715

Katrina Kaif: Race

Katrina-Kaif-hot-race

Sameera Reddy: Race

swim2

Ameesha Patel: Race 2

21slide4

Deepika Padukone: Race 2

800219

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *