Atiriishada caanka ah Katrina Kaif ayaa dhowaan baraha bulshada so dhigtay sawiro arooskeda ah oo labiska arooska ay xirantahay waana labiska caruusada loo xiro waxaana sawirka kala muuqdo Amitabh Bachchan iyo Jaya Bachchan oo ka garab cayaarayaan arooskeda.

Balse akhristayaal sheekada ma ahan aroos run ah ee xayeysiin ayee duubayeen xidigahan dhamaantooda xili Katrina ay mataleysay gabar caruusad ah Amitabh Bachchan iyo Jaya Bachchan na waxay jilayeen waalidked oo arooska ka ciyaarayaan.

Amitabh Bachchan and Jaya Bachchan turn parents to Katrina Kaif for the beautiful bride's wedding

Sido kale xayeysiintan waxaa seddexdooda la duubeen Superstars koonfur India kasoo jeedaan ee kala ah Nagarjuna, Shivraj Kumar iyo Prabhu sido kale Big B isagoo arinkaan baraha bulshada ku xusaayo waxuu yiri.

“Waa xilo taariikhi ah waliba aniga iyo Jaya ayee inoo tahay maadama aan waqti la qaadanay shaqo xayeysiina la qabanay Katrina Kaif iyo 3-Superstar ee fanka Hindiya katirsan kuwaaso kala ah Nagarjuna oo ah wiilkii uudhalay halyeeygii Akkineni Nageshwara Rao, Shivraj Kumar oodhalay Dr Raaj Kumar iyo waliba Prabhu oo dhalay shivaju Ganesan oo ah halyeeygii reer Kanada.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here