bini’aadamka isku mid ma ahan waxaa qof walba uu ku fakiraa sidii u noqon lahaa shaqsi caan ah kaaso mar walba la hadal-haayo waxaana midaas qofka ku qasbaysa inuu hore u socda

sida qof marka uusan ahayn shaqsi caan ah waxa uu yahay qof caadi ah oo bulshada ka qayb ah laakiin haddii u noqdo sida aktar waxa uu sameeya sidii uu ku hormarin lahaa quruxdiisa gaar ahaan dhanka atariishooyin

kuwaaso markii ay kusoo biiraan aflaamta waxa ay isku sameeyaan qaliin dhan walba iyagoo doonaya inay noqdaan atariisho quruxdayda la hadal-haayo

maanta waxan ku haaya dhawr atariisho ka mid ah shirkada bollywoodka kuwaaso marayn qaliin dhan Bishimaha waxaana atariishooyinkaas ka mid ah atariishada dhawaan galka ah ee lagu magacaabo Mouna Roy taaso kasoo dalacday dhanka iyo tv-yada

Sara khan ( waxa ay ka mid tahay tar-tamayaasha showga bigg boss)

Vaani kapoor ( atariishada filmka befikre)

Priyanka chopra

Mouni roy

Ayesha takia

Anuskha Sharma

Katrina Kaif

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here