Waxaan si taxane ah uwadnay khaladaadka taxanaha caanka ah ee Hercai laga helay anagoo horey idiin kula wadaagnay qeybtii kowaad ama khaladkii kowaad ee ahaa da’da udhaxeysa Azaad iyo aabihiisa Jihaan.

Taaso macquul ahen in nolosha dhabta ah isdhali kaeaan maadama 4 sano kaliya kala weyn yihiin hadaba maanta waxaan idiin heynaa khalad kale aan ka dhex helnay taxanahan waxaan ogaata waxani waa Filim wax walbana shaashada horteeda macquul ayaa looga dhigi karaa.

Maxuu yahay khaladka labaad: Laadarada Filimka Caziizo ee magaceeda dhabta uu yahay Aydan Aksel waxay dhalatay 31 Oct 1962 waxayna jirtaa 57 sano waqtigaan la joogo ayadoo Miiraan ka weyn 28 sano waxayna u noqon kartaa hooyo maadama ay dhali karto.

Balse marnaba ayeeyo uma noqon karto da’dooda rasmiga marka lagu cabiro sabatana waxay tahay Miiraan inuu dhashtay 22 Sep 1990 waana 29 jir marka iyada waxay iskadhigee inee Miiraan aabihiis dhashay inkastoo qiyaano ka wadato oo aysan ayeyo u ahen Miiraan maadama cadowgeeda uu dhalay.

Hadana marka la dhaho ayeyo ma unoqon kartaa Caziiza Miiraan da’ahaan jawaabto waa mayo waxay ka weyntahay 28 sano hadaba aabihiis ee ay iyada dhali lahee imisu jiri lahaa markuu Miiraan dhalaayey?

Kasoo qaad Miiraan aabihiis inee caziizo dhashay markuu Miiraan dhalanaayeyna uu asiga jiray 18 sano ugu yaraan hadii Caziiza ay wiilke ayeyada u ahed Miiraan ka weyntahay 28 sano hadaba wiilkeda oo ay iyada dhashay imise ka weynan kartaa kaaso 18 jir ahaa markuu Miiraan dhalanaayey?

Qiyaastii 10 sano ayee ka weyntahay marka 10 sano caruur maku dhali kartaa waaye? Jawaabta waa maya marka waxaaso dhan waa tusaalooyin aan ku cadeyneynay in Caziiza ayeyo u noqon karin Miiraan da’ahaan laakiin anaga waan nalagu socodsiiyay dadka badankood maba dareemin yaa awoowe iyo ayeeyo u noqon karaan Miiraan ee taxanaha kujiraan hadii ladhaho.

Waa Nasuh, Yusuf, ayeyda cusub ee timid dhamaan dadkaas Da’ahaan Miiraan awoowe iyo ayeeyo wey u noqon karaan sida xaqiiqada musalsalka marka la fiiriyana Miiraan waxaa awoow u ah Nasuh maadama Hazar uu asiga dhalay halka ayeydiisa hooyadiis dhashay gacanta uu kidhigay gurigana u joogto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here