Atirishada quruxda badan ee filimada Bollywood-ka iyo kuwa Koonfur Hindiya kasoo muuqato Kiara Advani ayaa u dabaal dagtay maalmo ka hor sanad guuradeeda 28-aad madaama ay dhalatay 31 July 1992 waxayna ku dhalatay magaalada Mumbai.

Haddaba waxaan idiin heynaa si kooban Kiara Advani filimada ilaa hadda sameesay ee tiyaatarada laga daawaday iyo mid walbo natiijada uu la kulmay:

1. Fugly (Bollywood) – waa Flop wuxuu soo baxay 2014

2. M. S. Dhoni: The Untold Story (Bollywood) waa Hit wuxuu soo baxay 2016

3. Machine (Bollywood) – waa Disaster wuxuu soo baxay 2017

4. Bharat Ane Nenu (Tollywood) – waa Hit wuxuu soo baxay 2018

5. Vinaya Vidheya Ram (Tollywood) waa Flop wuxuu soo baxay 2019

6. Kalank (Bollywood) waa Flop wuxuu soo baxay 2019

7. Kabir Singh (Bollywood) – waa Blockbuster wuxuu soo baxay 2019

8. Good Newwz (Bollywood) – waa Super Hit wuxuu soo baxay 2019

Dhinaca kale Kiara Advani iyo filimada ay soo wado ama u diyaarsan fadlan hoos kaga bogo:

1. Laxmi Bomb waxay isla jilayaan Akshay Kumar

2. Indoo Ki Jawaani waxay isla jilayaan Aditya Seal

3. Shershaah waxay isla jilayaan Sidharth Malhotra

4. Bhool Bhulaiyaa 2 waxay isla jilayaan Kartik Aaryan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here