Kiara Advani maxaa u galo Madhuri Dixit? Waaba iyadoo inta taagan!! SAWIRO

0
735

Atariishada Bollywoodka misna calankeeda babanayo Kiara Advani ayaa sawiro laga soo bandhigay aad ugu ekaatay atariishada Super Starada ah ee Madhuri Dixit.

Kiara ayaa la moodaa iney lasoo baxday muuqaalkii Madhuri waagii 90aadkii ayadoona xitaa haatan sawiradooda la isku qaldi karo.

Bal adigaba halkaan ka arag sawirada laga soo bandhigay Kiara Advani kadibna qiimeyn ku samee isu ekaanshaha ayada iyo muuqaalkii ay Madhuri laheyd waqtigii ay dhalinta yareyd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here