Kiara Advani oo afka furatay ka hor fikimka Bhool Bhulaiyaa 2

0
680

Kartik Aaryan ayaa Sabtidii la wadaagay muuqaal xiiso leh oo ka mid ah heesaha filimka ‘Bhool Bhulaiyaa 2,’ oo ay weheliso muuqaal xiiso leh.

Jilaaga ‘Love Aaj Kal’ ayaa sawir la wadaagey barta Instagram-ka halkaas oo lagu arko isagoo u heesaya Kiara Advani iyadoo ay jiraan dhowr hablood oo u dhaqma sida kuwa saaxirka ah oo wajigooda ka daboolaya timo furan. Baraha bulshada ayaana siyaabo kala duwan ugu faalooday.

Kiara Advani ayaa tiri: ” Ma jiro wax xiriir oo inaga dhexeeya aniga iyo Aaryan kaliya waa saaxib ii qaas ah, dad ayaa jiro oo wax yaabahaas oo kale jecel in ee faafiyaan”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here