Home » Nolosha Jilaayaasha » Kiara Advani Oo Sidharth Malhotra Jaceyl Kula Sameen Doonto FIlmka Nolosha Vikram Looga Hadlaayo!!

Kiara Advani Oo Sidharth Malhotra Jaceyl Kula Sameen Doonto FIlmka Nolosha Vikram Looga Hadlaayo!!

Vikram Batra wuxuu kamid ahaa ciidan xooga dalka India waana shaqsi caan ah oo bilado badan ku guulestay shaqadiisana kaga run sheegay sidaa aawged waxaa la qorsheyay in noloshiisa film laga sameeyo.

Filmkaan waxaa hogaamiye looga dhigay atooraha Sidharth Malhotra ayadoo Karan Johar uu maalgalinaayo mashruucan, hadaba in mudo ah waxaa la baadi goobayey atirishada Sidharth filmkaan la hogaamin lahed.

Kiara Advani ayaa la sheegay in ay atirisho ka noqon doonto flmkaan sido kalena ay shaashada ku jili doonto Vikram saaxiibtiisa, waxaana mashruucan duubis lagu bilaawi doono goor dhow sida la qorsheenayo..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *