Sushant Singh Rajput oo geeriyooday `14-june ayaa ilaa hada waxaa maaro loo la’yahay kiiskiisa in dhinac loo rido mudadii seddexda bilood iyo barka uu socday waxba waa laga salgaari waayey.

Nooc walba ayaa loo shakiyay mar waxaa la yiri wuu is dilay marna waa la dilay hader kiiska dadkii ka shaqeyeen ee CBI waxa ugu weyn ay qabteen ayaa ah in la ogaaday Sushant inuu daroogo isticmaali jiray.

Balse suaashii dhowr bil kahor ahed ee Sushant mala dilay mise wuu is dilay wali jawaab dhameestiran looma helin waxayna CBI sheegen in dhinac walba kiiska ka qiimeeyeen hadana wali aysan ku guuleysan.

Dhinaca kale Rhea iyadu wali wey xirantahay waana loo diiday damaanad 6-october ayaa lasugaa in dacwo la furo iyo kiis gooni ah oo ay Rhea wadato kuna dacweyneyso reerka Sushant.

3 COMMENTS

  1. CBI maanan fillayn fashil intaa ah in ay ku dhacayso marka CBI loo wareejinayay waxaan ku fekerayay kiiskan in cadalad heli doono amaba xaqiiqda jirta lasoo bandhigi doono siwalba ahaato Rhea dacwada ay reerka Shushant ku eedayneso maahan wax ee meel kaga gaari doonto

  2. Sheeko looso qorsheeyay sida filimada ayaa meesha ka socota markii hore ninkan ayaa sheekada taagneed imigana daroogo saaxib waa kiis baabis sheekadani waxan la leeyahay naaga daroogo lagu haystaa waa mashquulin lagu mashquulinayo dhagaha dadka kiiskan sushant ayaa lagu jiraa xalkii lagu tir tiri lahaa

  3. Wxn layabay somalidan iska qaylinaysa war tiise daryeele ayaa tukalana kudara intaad gaal futo qadhmuun cadalad u radinayso dalkada mad cadalad u radisid cadla daradu kajirto intad gaal hindi ah oo futo qadhmun oo waxba ka ogayn Quayl yayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here