Kim Kardashian iyo walaasheed Kendall Jenner oo magacaan muslim dartiis isku dagaalay.

1
910

Kim Kardashian oo 38 jir ah iyo walaasheed kayar ee Kendall Jenner ayaa is qab qabis iyo buuq dhex maray kadib markii Kendell Jenner wax ka sheegtay magaca wiilka 4ta bilood jira ee ay dhashay Kim Kardashian kaasoona loo bixiyay Saalim oo ah magac carbeed.

Kendell Jenner oo horaantii bishaan wareysi ay siisay barnaamijka The Tonight Show ayay ku sheegtay ineysan marnaba jecleyn magaca wiilka 4ta bil jira ee Kim Kardashian ee Saalim

Kim Kardashian oo ka jawaab celineysay hadalka kasoo yeeray walaasheed ayaa tiri; Kendell kaliya ma ahan sidoo kalana gabadha kayar ee Kelly si adag ayay uga hor imaadeen magacaan” waxayna intaas ku dartay in magaca bixintaan kaliya ku qaadatay iney ka fikirto mudo 2 saacadood sidoo kalana uu iyada kasoo maahday maadaama ninkeeda Kenya West uu mashquulsanaa isla markaasna magaca laga rabay ine dag dag ku geyso xafiiska diiwaan galinta.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here