King Khan SRK Iyo Dhamaan Filimada Uu Sameeyay 2010 – 2018 Iyo Natiijada Ay Gaareen

0
1008

King Khan Shah Rukh Khan waa mid ka mid ah jilaayaasha ugu awooda badan taariikhda fanka Hindiya soo maro waana jilaa awood ahaan aan loo dhowaan karin.

SRK oo qof walbo ogaa inuu Bollywood-ka awood ku heystay sanadahaan danbe dib u dhac ayaa ku imaaday waliba 10-kaan sano ee ugu danbeysay 2010 ilaa 2018.] Inkastoo uu sameeyay mashruuc waa weyn oo guulo gaareen sida Chennai Express laakiin jilaagaan awood badana wuxuu ku dheelay nadaamkiisa ama in lagu yaqiinay inuu taagerayaashiisa filimo jaceyl oo madadaalo ah la imaado.

Haddaba waxaa idin heynaa King Khan SRK filimada uu sameeyay 2010 – 2018 iyo natiijadooda oo dhameestiran.

My Name Is Khan – Hit

Ra.One – Hit

Don 2 – Hit

Jab Tak Hai Jaan – Hit

Chennai Express – Blockbuster

Happy New Year – Super Hit

Dilwale – Semi Hit

Fan – Flop

Dear Zindagi – Semi Hit

Raees – Semi Hit

Jab Harry Met Sejal –

Flop zero – flop

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here