Mia Khalifa waa mid kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan dunida waqtigaan la joogo waana qof kuxiran ama ka hadasha arimaha Sports-ka maadama waxyaabaha dunida ay ugu jeceshahay kamid yihiin kubada cagta daawasho ahaan iyo ciyaaris ahaanba.

Halkaan hoose kaga bogo macluumaad laga yaabo in aad ka faaido nolosha gabadhaan sharafkeeda dib usoo ceshaneysa waqtigaan.

Qodobka 1-aad:Mia Khalifa balwad ayee leedahay sigaarka, qamriga wax ay dhaafeyso malahan wey isticmaashaa.

She's a big West Ham fan Credit: Instagram/Mia Khalifa

Qodobka 2-aad: 2014 waxay noqotay atiriisho sameysa Filimada anshax-xumada ah website-yada looga haray arimahaasna wey qabsatay oo iyada ayaa ahed gabadha loogu daawasho badan yahay ilaa 2018 ayeena hogaanka heysa inkastoo shaqada 2015 ay iska dhaaftay.

Mia got a little too close to the action Credit: Instagram/Mia Khalifa

Qodobka 3-aad: Mia waxay dhalatay 10 Feb 1993 waa 26 jir wali aan la guursanin balse xili hore gabarnimadeda weysay sanadkii 2011 ayaa mar faraanti loo galiyay iyadoo 18 jir ah balse wuu bur buray faraanti galiskaas.

Qodobka 4-aad Caalamka muslimiinta aad ayee u neceb yihiin Mia Khalifa sababto ah iyadoo qoys muslim kasoo jeeda ayee intee xijaab soo xirataya laga duubay muuqaal anshax xumo ah waana mid sharaf ka dhac ku ah muslimka wixii markaa ka dambeyay baraha bulshada iyo meel walba waa lagu Troll gareya.

Mia is a massive sports fan Credit: Instagram / Mia Khalifa

Qodobka 5-aad: Dil ayaa loogu hanjabay dhowr jeer waxaana u sabab ah sawirka qaldan ay ka gudbisay muslimka qaar kamid ah muslimiinta adduunka ayaa dil ugu hanjabeen waardiyaheeda waa la badin jiray in mudo ah.

Qodobka 6-aad: Qoyskeeda muslimiin ayee ahaayen balse iyada Kirishtaan ayee noqotay oo wey bedelatay diinta in mudo ah ayeena kaniisad ku nooleed hader waa kirishtaan kunool Mareykanka dhalasho mareykana heeysata.

Qodobka 7-aad: Mia waxay afkeeda ka sheegtay in mudadii bilooyinka ay sameyneysa aflaamta anshax xumada ay shaqeesatay $12,000 Dollar kaliya waana lacag aad u yar inkastoo markii ay shaqada ka tagtay 2015 dadka jeclaadeen mida loogu daawasho badan yahay a noqotay balse hantideeda kale hader wadarta guud waxay heysata $5 Million dollarka mareykan oo ay ka dhaxashay shaqooyinkan kale ay gadaal ka bilawday.

Qodobka 8-aad: Waxaa hada faraanti u galiyay nin Swedish ah oo lagu magacaabo Robert Sandberg bishii Maarso ayuu faraanti u galiyay waxaana la filaa inee goordhow is guursadaa.

Dhamaad..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here