Kivanc Tatlitug (Muhanad) iyo Cagatay Ulusoy (Sarbi) waa saaxiibo nafta ka dhaxeyso.

0
496

Kivanc Tatlitu oo ay Soomaalida u taqaano Muhanad iyo Cagatay Ulusoy kaasoo asigana Soomaalida u u taqaano Sarbi waa labo saaxiibo oo aad isugu dhaw.

Saaxiibada waa kala yihiin balse labadaan waxaa la sheegaa iney nafta wadaagaan aadna isku tixgaliyaan sidoo kalana xafladaha iyo casuumaada si wadahir u tagaan.

Todobaad kahor ayay aheyd markii labadooda ay fasaxa si wadajir ah u qaateen ayagoona Doonyar mudo hal todobaad bada kula qaatay si fiicana usoo dalxiisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here