Koobkii caajiska yaa qaaday?? Sheeko qosol badan.

0
2577

Saddex nin ayaa ku murantay in midkoodba midka kale ka caajis badan yahay, Dabadeedna way isu gar dhigteen si loo kala bixiyo loona soo saro kooda qaadaya horyaalka caajisnimada.

1. Mid ayaa yiri : Anigu waxaan ahay ninka heer caajisnimo ka gaaray in maalin geed hoos seexday, dabadeedna hooskii/hadhkii dhinaca kale u wareegay oo ka wahsaday inuu qoraxda ka kaco dushiisana ay ku dhamaatay ilaa ay qoraxdii ku dhacday dhinaca kale

2.Midkii labaad ayaa isna yiri: waxaan ahay ninka inta isagoo meel jiifa uu ku yimidaadayb daad biyo ah oo aan ka kicin, ee ay biyihii qaadeen ilaa aan ka bakhtin gaaro!

3.Midkii sadexaad ayaa la waydiiyay wixii ugu darnaa ee caajisnimadiisa muujinaya, markaasu gacanta meegaartay (HAMAANSADAY) isagoo tilmaamaya inuusan hadliba karin caajisnimo darteed. ? ? ?

Haddaba Keeba Ugu Caajiska Badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here