dad aflaamta xiiseeya waxa ay waligood doonayaan inay filim ay lagu mideeyay aktaro caan ah kuwaaso ugu jaliinka wanaagsan sida aflaamta kala ah Kabhi Khushi Kabhi Gham, Hum Saath Saath Hai, Hum Apke Hai Koun, iyo Rang De Basanti.

laakiin hadda waxaa taageerayaasha aflaamta galay damac weyn ka dib markii hal sawir lagu mideeyay jilaayaaasha lagu tixgeliyo inay yihiin kuwa ugu jaliinka wanaagsan marba haddii lasoo istaagaayo shaashada filimka

waxaana jilayaasha ka mid ah Manoj Bajpayee, Deepika Padukone, Ranveer Singh, Ayushmann Khurrana, Alia Bhatt, Vijay Sethupathi ( Tamil) Vijay Deverakonda kuwaaso ay casuumtay weriyaha ah ee lagu magacaabo Anupama Chopra

waxaana qof walba u jeclaan lahaa inay jilaayaashan hal filim lagu mideeyo kaaso la hubo inuu Blocbuster noqon doono waana mid lagu hami weyn yahay inuu mustaqbalka hirgeli doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here