Kriti Sanon iyo sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo bandhigay indhaha kama qaadi doontid.

0
571

Kriti Sanon waa mid kamid ah atarooshooyinka dhalinta yar ee Bollywoodka heystaan ayadoona kusoo caanbaxday filimka Heropanti kaasoo ay lawaday jilaaga Tiger Shroff.

kriti Sanon ayaa sidoo kale qeyb ka ah filimka guusha weyn gaaray sanadkaan ee Housefull 4 balse waxaa ka fashilmay filimka Panipat oo ay lawado Arjun Kapoor iyo Sanjay Dutt waxaana sanadka dambe 2020ka u diyaarsan filimka Mini.

hadaba halkaan hoose kaga bogo sawiradii ugu dambeeyay ee atariishadaan laga soo bandhigay kuwaasoo quruxdeeda banaanka soo dhigay;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here