Kulamada xiisaha leh ee maanta iyo caawo la cayaari doono Horyaalka Premier League iyo waqtiga ay soo gali doonaan.

0
405

Waxaa laga soo laabtay fasaxii qaramada lagu aaday iyadoona koox kasta halkeedii kasii wadan doonto kulamadii xiisaha lahaa ee Horyaalada.

Hadaba horyaalka EPL ayaa qeyb ka ah horyaaladaas waxaana maanta iyo bari la cayaari doonaa kulamo xiiso leh.

Halkaan hoose kaga bogo kulamadaas;

LIVERPOOL V NEW CASTLE.

Tartanka; EPL isbuuca 5aad.

Waqtiga; 02;30pm xiliga geeska afrika.

Garsoore; Andre Marriner,

WOLVES V CHELSEA;

Tartanka; EPL/ isbuuca 5aad.

Xiliga; 05;00pm xiliga geeska afrika.

Garsoore; Graham Scott

MAN UTD V LEICESTER CITY.

Tartanka; EPL / isbuuca 5aad.

Xiliga; 05;00pm xiliga geeska afrika.

Garsoore; Martin Atkinson.

TOTTENHAM  V  C.PALACE,

Tartanka; EPL/ isbuuca 5aad.

Xiliga; 05;00pm xiliga geeska afrika.

Garsoore; Craig Pawson.

BORWICH V MAN CITY.

Tartanka; EPL/ isbuuca 5aad.

Waqtiga; 07;30pm xiliga geeska afrika.

Garsoore; Kevin Friend.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here