Kurulus Osman miyaa la hakin doonaa mise wuu sii socon doonaa? Maxaa soo kordhay??

0
1007

Waxaan dhawaan idinla wadaagnay in la hakinaayo in badan oo kamid ah taxanayaasha turkida kadib markii uu Corona Virus ku faafay gudaha wadanka Turkey kiisaskiisana sii bateen.

Akhbaarta farxada leh ee aan idiin heyno ayaa ah in taxanaha todobaadkaan toos usoo gali doono misna lasoo deyn doono waqtigii looga bartay balse su’aasha waxay tahay mala hakin doonaa mise wuu sii socon doonaa?

Ma jiro war rasmi ah oo ilaa haatan soo baxay balse wararka ayaa sheegaayo in taxanaha la hakin doonin maadaama goob duur ah lagu jilaayo misna magaalo shaqo ku laheyn uu duubista taxanaha sii socon doono ayadoona goobta lageeyay shaqaale caafimaad oo la socon doono xaalada jilayaasha iyo shaqaalaha taxanahaba.

Wixii warar ee kusoo kordho dib ayaan idiin kaga soo sheegi doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here