Heeskan Kal Ho Na Ho aan horey usoo turjumnay ayaa hadana qeybtiisii labaad soo turjumnay waana wadna codsiyada aqristayashena.

Fadlan aqriste adigoo mahadsan codsigada soo bayaami oo heeska aad codsaneyso si dhameystiran ushega heeska magaciisa iyo filimka ay kujirto magaciisa si ay noogu fududaato inaan fahamno heeskas.

Halkaan kaga bogo heeska oo qoraal kuturjuman:

Miraha Koowaad:

Tum ho gham ko chupaye, main ho sar ko jhukaye.

Adiga waxaad qarineysaa murugadaada iyo dhibkada ana madaxeyga ayaan hoos u raariciyay (anigoo diidan ina aragto xanuunkeyga)

Tum bhi chup hu, main bhi chuo hu, kaun kisi samjaye?

Aniga iyo adigaba wan kala aamusanahay hadana niyada iskafahamna lakiin labadeena keeba sabab u ah arintaan?

Aab dooriya kitne hain toh, meelna yaha kal ho na ho.

Hada waan kala fogaanay (waa laiguursanoya) waxaana macquul ah mardabe inenan kulmin amaba ishelin.

Miraha Labaad:

Sach  hai ke dil toh dukha hai, hamne magar socha hai.

Waa run inaan kaa dhaawacay qalbiga, balse aniga waxaan marwalba la yaaba.

Dil ko hai gham kyon?  Aankh hai nam kyon? Hona hee tha jo huwa hai.

Maxuu qalbiga u xanuuna uuna u dhibaatoda? Maxay indhaha u ilmeeyan (midaasan layaaba) balse taasi wa lama huraan wana dhacda sida ay hada inoogu dhaceyso anaga ookale.

Uss bat ko jane bhee do, jiska nishan kal ho na ho.

Aan iska iloowno dhibkaaso dhan, waxaa macquul ah ineysan xasuus nagu reebin bari, hadii kale raad weyn aye nagu reebesa.

Harbal yahaan jee bhar jiyo, jo hai sama kal Ho Na Ho

Kunoolow xiliwalbe nolo buuxdo oo farxad leh, xiligaas nolosha fiicantahyna bari ineesan kuusoolaaban aya macqul ah  (manta iyo bari iskumid ma aha).

F.G: Xaqiiidi SRK heeskan waano kuquus qaadasho leh ama fariin cad ayuu kureebay waana hees kutilmaamaya in aad dhibka is iloowsiiso hadiikale uun  dhib kuusiyaadinaayo xasuustas, wuxu kaloo kucadeyay hadii fursad fiican kuso marto oo wax wanaagsan ah in aadan qasaarin fursadaas oo aad ka faaideysato.

Heeska xiga wuxuu noqon doona ‘Pardeesi Pardeesi Janaa Nahi’ waana heeska uu jilaayo Aamir Khan kuna jirto filmka Raja Hindustani.

Halkaan Hoose Ka Daawo Heeska Oo Muuqaal Ah:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here