Waa markale iyo barnaamijkii turjumidii heesaha hindiga ah, hadaba caawa waxaan idiin soo gudbinena heeska dareenka leh eek u jirta filimkii jaceylka ahaa Dil Ka Kya Kasoor taasoo ay Divya Bharti hogaamineysay.

Hadaba heeska oo turjuman halkaan hoose ka aqriso:

Miraha Koowaad

Khata toh jab ho ke hum hale dil kisi se kahe

Hadii sirta qalbigada kujirto amaba dareemahada aad qof usheegto khalad waa la dhahi karaa.

Kisi ko chaahate rahana koi khata toh nahi!

Balse maanka ku hay qof inaad jeclaato marnaba khalad ma ahan.

Khata toh jab ho ke hum hale dil kisi se kahe, Kisi ko chaahate rahana koi khata toh nahi!

Hadii sirta qalbigada kujirto amaba dareemahada aad qof usheegto khalad waa la dhahi karaa,Balse maanka ku hay qof inaad jeclaato marnaba khalad ma ahan.

Miraha Labaad:

Amir tu hai toh itana zara bata de mujhe? Garib mai hoon magar yeh meri khata ho nahi.

Taajiriintiyey (wuxu lahadlaa kuwa lacagta leh) iisheega maxuu khalad keyga yahay idinkuse lacagtiina ilaa intee waaye? Waxaan ahay faqiir taaso aanan khalad kulaheen aniga (nasiibkeyga saa noqday)

Kisi ko chaahate rahana koi khata toh nahi!

Balse maanka ku hay qof inaad jeclaato marnaba khalad ma ahan.

Miraha Sedexaad:

Tujhe bhi pyaar hai mujhise, main jaanati hoon sanam.

Aniga ayaad ijeceshahay, waana ogahay midaa gacaliye.

Yeh baat aur hai mujhse kabhi kaha toh nahi.

Balse jaceylka iiqabto iima aadan sheeganin, aniga waan dareensanahay jaceylkada lakin afkada kama haayo waan kujeclahay, (gacaliye)

Kisi ko chaahate rahana koi khata toh nahi!

Balse maanka ku hay qof inaad jeclaato marnaba khalad ma ahan.

Miraha Afaraad:

Har ek pal main, tujhe yaad kiya karata hoon, tujhe bhula ki mai pal bhar kabhi jita toh nahi.

Xiliwalba waan kuxasuusta gacaliso, mana jirto xili aanan kuxasusanin meelwalbo joogo xiliwalbe ahaato qaalbiga kugu haya.

Kisi ko chaahate rahana koi khata toh nahi!

Balse maanka ku hay qof inaad jeclaato marnaba khalad ma ahan.

Hooriska Heeska:

Khata toh jab ho ke hum hale dil kisi se kahe, Kisi ko chaahate rahana koi khata toh nahi!

Hadii sirta qalbigada kujirto amaba dareemahada aad qof usheegto khalad waa la dhahi karaa,Balse maanka ku hay qof inaad jeclaato marnaba khalad ma ahan.

Fadlan Heeska Oo Muuqaal Ah Halkaan Hoose Ka Daawo:


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here