Waa markale iyo barnaamijkeeni turjumida heesaha hindiga. Hadaan nahay bahda filimside waxaaan had iyo jeer tixgalinaa codsiga aqristayaashena, markana aqriste kamid ah ayaa inaga soo codsaday heeskan inaa usoo turjuno.

Heeskaan waxay kujiraa filimkii Aashiqui 2 waxaana ku luuqeyay fanaanka codka halaasiga ah leh ee Arjith Singh.

Inkastoo heeskaan aan horey u turjumnay hadana dib ayaan ugu soocelinay maadama aqriste naga dalbaday inaa usoo turjumno heeskaan jaceylka calaacalka ah..

Heeska  asigoo dhameystiran halkaan ka aqriso iyo waliba video wadata:

Miraha koowaad:

Hum teri bina ap neh nahi sakte, tere bina ap kya wajood mera?

Aniga la’aantada ma noolaan karo, la’aantada nolosheyda waxba ma aha (ujeedo maleh nolosheyda la’aanta).

Tujh Se Juda Agar Ho Jaayenge, Toh Khud Se Hi Ho Jaayenge Juda.

Hadii lacala ay dhacdo in aan kuwaayo adiga. (iga fogaato), micnaheedu waa anigoo dunida ka tagay.(aan nolosha isdhaafiyo).

Kyun Ki Tum Hi Ho, Ap Tum Bhi Hi Ho Zindagi Ap tum Hi Ho.

Sababtoo ah waxaa tahay qofka kaliya  ee nolosheyda ah (jaceylkeyga, nafteyda kuli).

Chain bhi, mera dard bhi. Mere aashiqui ab tum ho ho.

Dhibkeyga iyo dheyfteyda wa adiga, sababto ah waxa tahay qofka kaliya an sida dhabta ah u jeclahay.

Miraha Labaad:

Tera mera rishta hai kaisa? Ek pal door gawari nahi.

Xiriir noocee ah ayaa dhexdeena yaalo?marba hadii aanan hal daqiiqo ama hal xiliba aan la’aanta joogi Karin.

Tere liye har roz hain jeeta, tujhko diya mera waqt sabhi.koi lamha mera na ho tere bina, har saanse pe naam tere

Maalin walba adiga dartada u noolahay, waqtigeygii oodhana adigaan kuu huray (sidaan kaaga fikirayey). Ma fili doono inaan hal xili xitaa ku waayo xabiibti, sababto ah neef walbo neefsado magacadee ku dhawaaqdaa.

Kyun Ki Tum Hi Ho, Ap Tum Bhi Hi Ho Zindagi Ap tum Hi Ho.

Sababtoo ah waxaa tahay qofka kaliya  ee nolosheyda ah (jaceylkeyga, nafteyda kuli).

Chain bhi, mera dard bhi. Mere aashiqui ab tum ho ho.

Dhibkeyga iyo dheyfteyda wa adiga, sababto ah waxa tahay qofka kaliya an sida dhabta ah u jeclahay.

Miraha sadexaad:

Tere liye hi jiya main khudko juo yun de diya hai.

Adiga unban kuu noolahay, nafteyda oo dhana adiga unbaa kuusoo gooyey (adi kaliya kuuso go ay qofkale maba daneeyo).

Teri wafaa ne mujhko sambhala, saare ghamon ko se dil nikala.

Daacadnimadaadii ayaa isoo qabatay aniga oo saan iga dhigtay( wadada saxan igu soo riday kuguna jecladay), waxwalboo murug ahaana qalbigeygii wan katiray (markaan adiga ku jeclaaday).

Tere saath mera hai naseeb juda, tujhe paake adhura na raha.

La jirkaada aan adiga kula jiray calafkeygii ayan kugu helay (inaan midowno calafkeygu ahaa), markaan ku helay kadib, mar walboo aan kuu wacaayo  ma ahi qof taam ah (jaceylkada ayaan la buka xabibti).

Kyun Ki Tum Hi Ho, Ap Tum Bhi Hi Ho Zindagi Ap tum Hi Ho.

Sababtoo ah waxaa tahay qofka kaliya  ee nolosheyda ah (jaceylkeyga, nafteyda kuli).

Chain bhi, mera dard bhi. Mere aashiqui ab tum ho ho.

Dhibkeyga iyo dheyfteyda wa adiga, sababto ah waxa tahay qofka kaliya an sida dhabta ah u jeclahay.

Fadlan Heeska Oo Muuqaal Ah Halkaan Hoose Ka Daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here