Home » Nolosha Jilaayaasha » La Kulan 10 Jilaaa Ee Ugu Caansan Koonfur Hindiya Xaasaskooda Iyo Caruurtooda (+Sawiro)

La Kulan 10 Jilaaa Ee Ugu Caansan Koonfur Hindiya Xaasaskooda Iyo Caruurtooda (+Sawiro)

Filimada  koonfur  Hindiya  haatan  wuxuu  noqday  mid si  weyn  loogu  jacel  yahay  gudaha  Hindiya  iyo  daafaha caalamka  aad  loo  raadiyo  warbaxinadooda  jilaayaasha  ugu  caansan  koonfur Hindiya.

Liiskan waxaa kasoo muuqan doonan xidigo badan oo caan ah kuwasoo fanka koonfured maqaam sare ka gaareen iyagoo darada Super Star-nimo udalaceen waxaaba si fudud loo dhihi karaa waa 10-ka jilaa xiligaan ugu awooda badan koonfur.

Sida guud koonfur India waa film goboleed oo aflaamta lagu sameeyay halkaas lagama daawado India oodhan oo tiyaatarada lama wada saaro balse gobolka filmkaas kasoo jeedo unbaa laga daawada.

Tusaale hadii mashruuca Telugu yahay reer Telugu ayuu ku ekyahay marmarka qaar Tamil waa lagu daawadaa waa hadii filmka yahaay mid weyn oo lacago waali ah lagu sameeyay.

Sidaa  daraadeed  maanta la  kulan  10 jilaaa ee  ugu  caansan  koonfur  hindiya xaaskooda iyo caruurtooda  quruxda  badan maadaama  badanaa  aqoon loo  laheyn  jilaayaasah  koonfur  Hindiya  xaaskooda iyo caruurtooda.

Fadlan hoos kaga bogo qaar ka mid jilaayaasha koonfur Hindiya iyo caruurtooda ama 10-ka jilaa koonfur India xiligaan ugu caansan uguna awooda badan iyo caruurtoda wax ka baro.

  1. Ajith xaaskiisa Shalini iyo gabadhiisa Anoushka

Ajith Kumar Iyo wiilkiisa Aadvik

Related image

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-9/e9865fc1-c759-4bfe-9d96-166a7a6e9624.jpg?resize=583%2C795

2. Mahesh Babu xaaskiisa Nimrata Shirodkar wiilkiisa Gautam Iyo Sitara

https://i1.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-9/af63e59c-3c88-418d-8610-c2863518a743.jpg?resize=589%2C593

3. Vijay  iyo xaaskiisa Sangeeta

Image result for vijay and his family

Vijay wiilkiisa Jason iyo gabadhiisa Divya

4. Dhanush iyo xaaskiisa Aishwarya Rajinikanth

Caruurtiisa Yatra Raja Iyo Linga Raja

https://i1.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-9/068807f6-e8bf-4e2e-94f4-1e9bdb8b5aa1.jpg?resize=584%2C438

5. Suriya xaaskiisa Jyothika wiilkiisa Dev iyo gabadhiisa Diya

https://i2.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-9/f517a57b-5945-4545-8e6d-7035e5c18cb5.jpg?resize=591%2C443

6. Allu Arjun xaaskiisa Sneha wiilkiisa Ayaan Iyo gabadhiisa Arha

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-9/8ef0c6dd-8939-463c-adb5-db24f9764f39.jpg?resize=596%2C596

7. JR NTR xaaskiisa Lakshmi iyo wiilkiisa Nandamuri Abhay Ram

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-9/f20f15d5-0b84-4749-8d70-7c91102eb1f3.jpg?resize=589%2C368

8. Pawan Kalyan iyo carurtiisa Akira Nandan iyo Aadhya konidala

 Pawan iyo xaaskiisa seddaxaad Anna Lezhneva

Image result

9. R. Madhavan xaaskiisa Sarita Birje iyo iyo wiilkiisa Vedant

10. Prabhu Deva xaaskiisa punitha

Seddax wiil ayaa u joogay waxaana 2008 cudurka cancer-ka ugu geeriyootay Basavaraju Sundaram

https://i2.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-9/d5e4feeb-2e86-40fe-bc62-17921bfb9c50.jpg?resize=591%2C914

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *