La kulanka Sanjay Kapoor gabadhiisa Shanaya Kapoor oo Bollywood-ka mustaqbalka dhow kusoo biiri doonto (+sawiro)

Shanaya Kapoor waa gabbar yar oo aad u qurux badan waxaana aabo u ah Sanjay Kapoor halka adeer u yihiin Boney Kapoor iyo Anil Kapoor sidoo kalena Arjun Kapoor iyo Sonam Kapoor-na walaal ayay la tahay.

Shanaya Kapoor waa gabbar cusub oo reer Kapoor iskuna diyaarineyso mustaqbalka dhow inay Bollywood-ka soo gasho waxaana haatan idiin soo aruurinay sawiro u gaar gabadhaan hadal heynta sameeneyso oo xafladaha lagu arko badanaa:

Shanaya Kapoor bishii November ee sanadkii hore ayay 18-sano jirsatay

Shanaya iyo saaxiibtiis Suhana Khan waa SRK gabadhiisa

Shanaya iyo labadeeda waalid

Shanaya, adeerkeed Anil Kapoor, aabaheed Sanjay Kapoor iyo Rhae Kapoor (Anil gabadhiisa)

Shanaya oo yar, labadeeda waalid iyo walaalkeed Jahaan

Shanaya, aabaheed Sanjay iyo SRK

Shanaya iyo saaxiibteen Ananya Padnay waa Chunky Panay gabadhiisa

Sonam Kapoor oo sare u heyso Shanaya Kapoor oo aad u yar

Shanaya Kapoor oo Airport-ka ku xarakeeneyso

Shanaya Kapoor oo mas wadato ayadoo yar!