Home » Box Office » La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Race 3 maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Race 3 maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Mega Star Salman Khan lix bilood gudaheeda ayuu soo laabtay kadib markii Tiger Zinda Hai uu Blockbuster weyn u noqday sidoo kalena 340 Crore soo xareeyay.

Markaana wuxuu la yimid filimka weyn ee hadal heyntiisa cirka mareyso Race 3 oo ay la jilayaan Jacqueline Fernandez, Bobby Deol, Anil Kapoor, Daisy Shah iyo Saqib Saleem.

Race 3 waa filimka ugu weyn 2018 ee Hindi sameeyaan kaasi oo tiyaatarada lasoo saaro lixda bilood ee ugu horeyso waana fariin qof walbo daawan karo lagana doodayo iskoorada uu dhanka Boxoffice-ka soo kordhin karo.

Director: Remo D’Souza

Producers: Salman Khan, Ramesh Taurani, Salma Khan

Maxaa u faa’iido ah filimka Race 3:

Goos gooska filimkan laga soo bandhigay oo siweyn u hirgalay Action ahaan iyo qaabka loo diyaariyay.

Salman Khan hogaamintiisa iyo jilaayaasha garbihiisa taagan oo ah kuwo caan ah oo bandhig wacan looga bartay sida Anil Kapoor iyo Bobby Deol.

Xiliga la daawanayo oo ah Ciidul Fitriga kana mid ah fasaxyada ugu waa weyn ee sanadkii helaan Bollywood-ka.

Filim Action mada daalo dhameestiran leh tan dhamaadkii bishii Maarso lama daawanin xiligaasna Baaghi 2 ayaa wacdaro dhigay sidaa darteed Race 3 xili loo baahan yahay ayuu isku soo aadiyay.

Maxaa u faa’iido daro ah filimka Race 3:

Muusigada Race 3 heerkii laga rabay ma gaarsiisno marka loo eego labadiisa qeybood filimkan heesihiisa sida ay u hirgaleen.

Fariinta Race 3 taxane ahaan waa qayaano waana mid mararka qaar xadidan haddii Race 3 fariintiisa la mid noqoto labadii hore ganacsigiisa wuu xadidmi doonaa balse haddii ay noqoto fariin Action iyo mada daalo u badan qoysaska siweyn ayay u daawan doonaan.

Director Remo D’Souza oo tayadiisa filim sameeye ahaan shaki la galinaayo madaama filimkiisii A Flying Jatt ganacsi ahaan iyo sheeko ahaan fashilmay waloow filimadiisa kale ABCD iyo ABCD 2 ganacsi ahaan hirgaleen.

Jilaayaasha caawiyaasha ka ah taxanahan ma ahan kuwo awood badan xiligaan Daisy Shah, Saqib Saleem iyo Bobby Deol fanka awood kuma lahan sidaa darteed Race 3 100% awooda Salman ayuu ku tiirsan yahay.

Salman Khan Filimadiisa Ugu Dambeeyeen Ee Xiliyada Feestada Ah La Daawaday: Waxaan soo qaadanay Tiger Zinda Hai iyo Sultan si cabirka sax u noqdo waayo Tubelight ma ahayn fariin furan oo Salman lagu yaqiinay sidaa darteed cabir sax ah waxaan ka qaadan karnaa TZH iyo Sultan sida ay ku furmeen ama ganacsigoogii guud:

Tiger Zinda Hai (2017): waxaa la saaray 4600 tiyaatar, maalinta kowaad 34.12 Crore, sedexda maalmood ee ugu horeyso 114.91 Crore, todobaadkiisa kowaad 206.04 Crore, cimri ahaantiisa 339 Crore, natiijadiisa Blockbuster.

Sultan (2016): waxaa la saaray 4350 tiyaatar, maalinta kowaad 36.59 Crore, sedexda maalmood ee ugu horeyso 105.55 Crore, todobaadkiisa kowaad 208.99 Crore, cimri ahaantiisa 300.67 Crore, natiijadiisa Blockbuster.

Xeerka Sadaalinta Ee Aan Ku Wada Tartameyno:

Sadaalinta filimka Race 3 waxay ku egtahay berito 10:30 AM subaxnimo xiliga geeska Afrika (Jimco 15 June) hadii Alle idmo, wixii intaas ka sokeeeyo fikirkaaga sadaal ahaan waad u dhiiban kartaa.

Qofka halmar kaliya ayaa loo ogol yahay inuu sadaasha dhiibto, mar labaad kuma ceshan karo.

Anshaxa barnaamijka aan isla ilaalino kaliya waa mada daalo aan ku kala faa’iideesaneyno.

Qofka sadaashada dhiibanayo magaciisa iyo halka uu ku sugan yahay hanala wadaago.

Sadaasha Yaa Ku Guuleesan Karo:

Qofkii saxo dhamaan sadaashiisa ama qaybo ka mid ah saxo oo inta kale kaga sareeyo. Micnaha hadii qof sadaashiisa oo dhan sax wada noqoto isagaa guuleesanayo, hadii la waayo qof sadaashiisa wada saxo qofka qaar ka mid ah sadaashiisa saxay ee ugu badan ayaa guuleesanayo.

Sadaasha waa in tiro cayiman la sheego sida 12 Crore, 5 Crore ama 100 Crore, sadaal ma noqon karto inaad dhaho filimka 5 Crore ilaa 10 Crore inta u dhaxeyso ayuu maalintiisa kowaad keenayaa kaliya hal tiro dooro.

Sadaasha Shaqaalaha Filimside Filimka Race 3 Ka Dhiibteen:

Zakarie Abdi (Mogadishu):

Maalinta 1-aad: 37 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 120 Crore

Todobaadka kowaad: 215 Crore

Cimri ahaantiisa – 350 Crore

Aadan Muriidi (Sweden):

Maalinta 1-aad:39 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 135 Crore

Todobaadka kowaad: 225 Crore

Cimri ahaantiisa – 403 Crore

Ali Aadan (Mogadishu): 

Maalinta 1-aad: 38 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 121 Crore

Todobaadka kowaad: 208 Crore

Cimri ahaantiisa -310 Crore

F.G: Aqriste Sadaashaada Sidaan Oo Kale Noola Wadaag, Qaybta Comment-ga Hoose, Waad Mahad Santihiin

35 Responses to La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Race 3 maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

  1. Mahad deeraaw aadan

    June 14, 2018 at 10:46 pm

    Maalinta 1aad : 40 cror
    Saddexda maalin Ee ugu horeeysa : 130 cror
    Todobaadaka 1aad : 180 cror
    Cimri ahaantiisa : 300 cror

  2. Faqay muqdisho

    June 14, 2018 at 10:46 pm

    Asc bahda filimside haddii aan isku dayo
    Maalinta 1 aad 38 cr
    Sadaxdiisa maal mood oo ugu horreyso 120 cr
    Isbuuca ugu horreeyo 211 cr
    Cimri ahaantiisa 370 cr

  3. loopage

    June 14, 2018 at 10:49 pm

    maalinta kowaad : 40crore
    sadaxdiisa maalin ee ugu horeesa:116 crore
    isbuuca koowaad 211 crore
    cimri ahaantiisa: 322 crore

  4. Abdiqani Dahir

    June 14, 2018 at 10:52 pm

    Abdiqani Dahir(Mogdishu)
    Maalinta 1aad: 45 crore
    Sadaxdisa Maalmood ee ugu horesa: 170 crore
    Todobaadka Kowaad: 220 crore
    Cimri ahantiisa: 450 crore

  5. Rudwaandxt

    June 14, 2018 at 10:54 pm

    Eid Mubarak zakariye ali Adam iyo bahda filimside oo dham hadi an sadalin kapixiyo malinta kowad 32 cro sadexda cisho ugu horeya 119 todopadka kowad 211 cro cimri ahanti 309 cro thanks

  6. Aaarif

    June 14, 2018 at 10:59 pm

    Maalinta 1-aad: 38crore
    Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso:118crore
    Todobaadka kowaad:218crore
    Cimri ahaantiisa –340crore

  7. ilyaas

    June 14, 2018 at 10:59 pm

    eid. Mubarak asxabta magacayga ilyas abdirahman oo jooga jijiga Ethiopia Maalinta 1-aad: 40Crore
    Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 130 Crore
    Todobaadka kowaad: 215 Crore
    Cimri ahaantiisa – 450 Crore

  8. Bakar said

    June 14, 2018 at 11:11 pm

    Eid Mubarak magaca Bakar Muridi jooga Sweden
    Maalinta koowaad 35 crore
    Saddexdiisa maalmood hore 113
    Todobaadka koowaad 208 crore
    Cimri ahaantiisa 310 crore

  9. ALI

    June 14, 2018 at 11:14 pm

    Ciid mubarak
    Maalinta kowaad: 40 crore
    Sedex maalmood ee ugu horeyso:110 crore
    Tobaadkiisa koowaad: 250 crore
    Cimri ahaantiisa: 360 crore

  10. Abdulqaadir

    June 14, 2018 at 11:14 pm

    Abdulqaadir Mohamud
    Maalinta 1-aad 35
    Sadaxdiisa maalmoood ee ugu horeeysa 140
    Tdobaadkiisa koowaad 220
    Cimri ahaantiisa 430

  11. Abdulqaadir

    June 14, 2018 at 11:17 pm

    EID MUBAARAK
    DHAMAANTIIN MEEL KASTA OOD ADUUN KA JOOGTAAN

  12. Sharma

    June 15, 2018 at 12:00 am

    malinta kowad 50grr sedex mln 150 cimri ahntis 550

  13. cali laki jr

    June 15, 2018 at 12:28 am

    magacayga waa cali laki jr waxan ku nolohay kismayo qiyaas ……malintisa kowaad 40.85 crore sadaxdiisa malin ugu horeso waa 125.75 crore todobaadkisa kowaad 227.25 crore cimra ahaantisa 360 .75 crore

  14. siciid cali cige

    June 15, 2018 at 1:49 am

    malinka kowaad 37core
    3maalmood e ugu horaysa 114 core
    todobaadka kowad 218 core
    cimri ahaana 331corer

  15. YuSuf

    June 15, 2018 at 1:50 am

    MahaCaygu Waa YuSuf ali
    MaaliNta kooWaD 38 Core
    saDex da maalMod ee hore 117 Core
    ToDobaadka kooWaD 207Core
    cimri ahaantiiSa 319

  16. YuSuf

    June 15, 2018 at 1:52 am

    MahaCaygu Waa YuSuf ali
    MaaliNta kooWaD 38 Core
    saDex da maalMod ee hore 117 Core
    Todobaadka kooWad. 207
    cimri Ahantiisa. 319

  17. inj haadi(muqdisho)

    June 15, 2018 at 2:03 am

    maalinta koowad 40 crore
    sadexda maalmod ee ugu horeysa 137 crore
    tobaadka kowaad 209.9 crore
    cimri ahaantisa 392.8 crore

  18. inj haadi

    June 15, 2018 at 2:05 am

    maga ceygu waa mohamed haadi joogo muqdisho

    maalinta koowad 40 crore
    sadexda maalmod ee ugu horeysa 137 crore
    tobaadka kowaad 209.9 crore
    cimri ahaantisa 392.8 crore

  19. Naaif said

    June 15, 2018 at 2:34 am

    Naa’if Said joogo swedan
    Malinta 1aad 33.75 cror
    3 maalin 105 cror
    Isbuciisa 1aad 190 cror
    Cimri ahaantisa 305 cror

  20. Salman fan

    June 15, 2018 at 2:43 am

    Hhhh asxabta ani wax aan sheego ima dhafin wax kasta wad sheg ten aan aragno koley ani waxan hubaa inu bolockpuster yhy ayan shegi karaaa

  21. Hiiraash

    June 15, 2018 at 2:46 am

    Maalinta koobaad 43 sadexda maalin ee ugu horaysa 125 cimrigiisa 400

  22. Mohamed saadaq

    June 15, 2018 at 2:47 am

    Maalinta 1 37kr sedexdamaalin ee hore 117 sbuuca koowaad 208kr cimri ahaan wuxuu kenayaa insha allah 334kr

  23. cadnaan

    June 15, 2018 at 2:55 am

    day 1)36 three days 112 ( 1week 220 cimri ahaantii 350cr

  24. Yusuf Eges

    June 15, 2018 at 3:01 am

    Maalinta 1=39cr
    maalinta 3= 120cr
    Wiiga kowaad = 217cr
    cimri ahaantiisa= 342cr

  25. Bashir khan

    June 15, 2018 at 4:43 am

    asc bahda filimside
    first day — 34
    first three days —- 118
    first weak —– 212
    cimrigiisa —- 355
    Thanks filimside

  26. Koshin

    June 15, 2018 at 5:06 am

    Koshinmn sweden
    Maalinta kowaad 35
    3malin ugu horayso 108
    Week kowaad 190
    Cimri ahaantiisa 298

  27. Cabdi Maalik Gees Cadde

    June 15, 2018 at 5:57 am

    Cabdi Maalik Gees Cadde
    Jooga Mogadisho
    Maalinta 1waad 38 cr
    Seadexda maalmood ugu horeyso 120 cr
    Todobaadka koowaad 215 cr
    Cimri ahaantiisa 355 cr

  28. ahmed jr

    June 15, 2018 at 6:48 am

    Maalinta 1aad 37crore
    Maalinta2aad 35
    cimri ahantisa 213

  29. junuun

    June 15, 2018 at 7:01 am

    Finland
    maalinta 1aad 35cr
    sadexda maalin 113cr
    isbuuca 1aad 190cr
    cimrigiisa 400cr

  30. fatxi

    June 15, 2018 at 7:03 am

    Sxb saki wa fatxi jogo (blweyn_hiiran)waxn dhihilaha. maalinta kobad 50 crore. sedexda maalin 130 crore. todobad kobad 270 crore. cimri shanties 400 crore.

  31. A.k rashka

    June 15, 2018 at 7:12 am

    malinta 1 37 crr 3 malmod 130 crr todobadkisa kwad 290 crr cimri ahantisa 360

  32. Zakaria

    June 15, 2018 at 8:33 am

    Maalinta 1-aad:43 Crore
    Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 125 Crore
    Todobaadka kowaad: 218 Crore
    Cimri ahaantiisa – 409 Crore

    Zakaria adem oo jooga boorama

  33. mahir afi

    June 15, 2018 at 8:50 am

    sedex maalin ogu horaysa 215 crore

  34. azad caraale

    June 15, 2018 at 10:07 am

    maalinta kowaad 30 crore
    saddexdiisa maalmood ee ugu horreysa 150 crore
    todobaadkiisa kowaad 230 crore
    cimri ahaantiisa 335 crore

  35. Hassan

    June 15, 2018 at 12:06 pm

    Magaca was Hassan Hussein Abdullahi
    Oo jogo Kenya
    First day = 38 crore
    First 3 days =116 crore
    First week = 208 crore
    All collection= 400 crore