in la noqdo waalid waa arrin masuuliyad weyn sababtoo ah waxa ay ilmaha u baahan yahay daryeel dhamaystiran si noloshooda ay u noqoto mid hagaagsan

iyadoo ay Jiraan dad weli aan wax dhalin midaas kuma xirna inuu waalid noqon korin mar walba caruurta waxaa waalid u noqon kara qof kasta hadduu awoodo inuu masuuliyad qaado hore Waxan u aragnay xidigaha bollywoodka oo waalid u noqdayn caruur agoon ah iyagoo kasoo watayn xarumaha agoonta

ka dibna ay qayb ka dhigayn qoyskooda sida aktarada kala ah Aushmita sen, Salim khan, Raveena tandon, Sunny leone , Kunal kapoor iyo shaqsiyaad kale oo badan

maanta waxan ku hayaa atariisho ka mid atariishooyin bollywoodka taaso qaaday mas’uuliyad ah inay hooyo u noqoto 34 gabdhood kuwaaso ah agoon

Preity zinta oo 34 sano iyadoo go’aankaan qaadatay sanadkii 2009 inay korsato 34 gabdhood oo agoon ah preity ayaa waxa ay qaaday masuuliyada 34 gabdhood sida guriga ay dagi lahaayeen labiskooda raashinka ay cuni layaaheen iyo waxbarashadooda preity zinta weli wax ma dhalin iyadoo dhawaan guursatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here