Baro Atariishooyinka Single ka Ah Ee Ku Qanacsan

atariishooyinka bollywood-Ka waa ay ka duwan yihiin gabdhaha kale ee caanka ahayn taaso lagu sababeen karo in gabdhahaas ay ceeb u arkaan in haddii da’dooda uu sare u dhaafo 25 sano jir Oo aysan guursanin midaaso xitaa bulshada ay la degan tahay ay ku xantaan ama lagu dhaleeceeyo waxyaabo badan laakiin atariishooyin ka bollywoodma midaas dheg jalaq uma siiyaan iyagoo u dhaqmaan sida reer galbeedka iyagoo marka hore sameeyaan xariir loo yaqaan boyfriend waxaana hadda jira atariishooyin da’dooda xitaa dhaaftay 30 sano oo weli keli ah waana mid ay ku qanacsan yihiim

haddabe aan eego liiska atariishooyinkaas yaa ka mid ah

Sushmita Sen

gabadha hore usoo noqotay miss universe sushmita sen weli waa doob daahay hadda ataroishadan waxa ay haysataa labo gabdhood oo ay kasoo wadatay meelaha agoonta  iyadoo  hadda ku nool nolol kali ah laakiin waa ay ku faraxsan tahay sushmita sen waxa  ay jirtaa 42 sano

Nargis Fakhri

atariishada si weyn usoo jiidatay dhalin-Yarada ee u dhalatay wadanka mareekanka ayaa hadda single ah ka dib markii u bur-buray xariirka jaceyl ee kala dhaxeeyay aktarka uday chopra waana mid ay ku faraxsan tahay nolosheeda xuriyada ah ee single ka ah nargis fakhri waxa ay jirtaa 38 Sano

Tabu

tani waa doobada ugu caansan gudaha bollywoodka tabu ayaa soo martay xariirooyin kala duwan oo ay la sameesay sida sajid nadiadwala iyo aktarka sanjay kapoor laakiin hadda atariishadan waa single tabu waxa ay jirtaa 46 sano

Amisha Patel

yaa is dhahayay amisha ayaa liiskan soo galaysaa atariishadan marka ay kasoo muuqatay filimkeeda ugu horeeyay ee kaho naa pyaar hai qof walba ayaa ku haminaayay inuu guursado laakiin atariishadan weli lama guursan hal xariir ayaa lagu xantaa inay la sameesay filim sameeyaha vikram bhatt laakiin warkaas been ayuu noqday hadda atariishadan waa single ameesha waxa ay jirtaa 41 sano

Tanisha Mukherjee

gabadhan dhawr jeer oo kala duwan aya lagu arkay showga bigg boss iyo dhawr aflaamood tanisha weli waa doob welina maysan guursan tanisha waxa ay hadda jirtaa 39 Sano

Gracy singh

gabadhii ku jirtay aflaamta kala ah lagaan iyo munna bhai mmbs ee gracy singh iyadana waxa ay soo gashay liiskan gracy ayaa hadda ah single waxaana ay jirtaa 37 Sano

Mona singh

Mona ayaa ugu dambeesa liiskan mona waa doob waxa hadda ka hor lagu xamanaayay inay xariir la sameesay aktarka vidyut jamwal laakiin midaas waxa uu noqday mid been abuur ah mona singh waxa ay jirtaa 37 Sano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here