Home » Nolosha Jilaayaasha » La Yaab: Sidee Gabadhii Ku Jirtay Koi Mil Gaya Ku Noqotay Hansika Motwani

La Yaab: Sidee Gabadhii Ku Jirtay Koi Mil Gaya Ku Noqotay Hansika Motwani

 

Kulanti Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Dadka Xiiseeya Aflaamta Hindiya Daawashadiisa Waxaa Laga Maarmaan Ah Inuu Daawaday Filimka Uu Hrithik Roshan Hogaamiye Ka Aha Kasoo Ku U Qaaday Awoodiisa Dhanka Aktarnimada Waana  Filimkii Koi Mil Gaya

Kaaso Dad Badan Ay Filimkaas Ku Xasuustaan Bahalka Gaaban Oo Loo Yaqaanay Jaadu Kaaso Hrithik Siinaya Awoodda Isagoo Markii Hore Uu Ahaa Qof U Dhaqma Sida Caruurta Oo Kale Oo Markaas Hrithik Waxa Uu La Socday Caruur Asxaabtiisa Ah Oo Gaaraya Ilaa Shan

Waxan Si Qaas Ah Ugu Hadlaynaa Gabadhan Kaaso Ka Mid Ahayd Asxaabta Uu Hrithik Ee Filimkaas Gabadhan Magaceeda Rasmiga Waa Hansika Motwani Sanadka Ay Filimkaas Ay Qayb Ka Ahayd Waxa Uu Ahaa Sanadka 2003 Hadda Waxa Ay Noqotay Atariisho Caan Ah Oo Weyn Oo Aad  Daawatay Dhawr Aflaam Oo Ay Atariisho Ka Tahay

Mana Aaminaysid Inay Tahay Gabadhii Yareyd Ee Ku Jirtay Filimkii Koi Mil Gaya Hadda Iyada Waa Atariisho Caan ah Hansaki Waxa Ay Aflaamta Ku Soo Biirtay Iyadoo Jirta Kaliya 16 Sano Waxa Ayna Door Atariisho Laga Siiyay Filim Uu Hogaamiye Ka Yahay Aktarka Allu Arjun

Kaaso Lagu Magacaabo Desamuduru Laakiin Qof Walba Waxaa Ka Yaabiyay Ka Dib Markii Uu Ku Arkay Filimka Uu Hogaamiye Ka Ahaa Aktarka Ama Fanaanka Ee Himesh Rashmiya Ee Aap Kaa Suroor Kaaso La Daawaday Sanadkii 2008

Waana Filimkii Ugu Horeeyay Ee Bollywood Ah  Iyadoo Qof Walba Uu La Yaabay Sida Ay Atariishadan Sanado Yar Ay Ku Noqotay Qof Weyn Oo Gaarya Doorka Atariisho Sababtoo Ah 5 Sano Kaliya Ayaa Laga Joogay Markii Door Caruur Ah Ku Jishay Filimka Koi Mil Gaya Haddane Atariishadan Kaliya Waxa Ay Jirtay 16 Sano Markay Bollywood Ka Kusoo Biiraysay

Atariishadan Ayaa Shaacisay Sababta Ay Ku Noqotay Sida Ay Hadda Tahay Iyadoo Sheegtay Inay Isticmaali Jirtay Cirbado Kuwaaso Jirla Siiya Korniin Deg Deg Ah Sidoo Kale Waxa Ay Korkeeda Marsan Jirtay Kareemo Dabiici Ah

Hansika Ayaa Sheegtay Inay Hooyadeeda Tahay Qof Bartay Cilimiga Maqaarka Bini’Aadamka Taaso Si Weyn Kaga Saaciday Inay Muuqaalkeeda U Noqdo Mid Qurux Badan Oo U Muuqatay Sida Atariisho Filim Hogaamin Karta

Laakiin Maanta Hansika Waxa Ay Tahay Atariishooyinka Hogaaminaya Shirkadaha Aflaamta Ee Tollywoodka Iyadoo La Shaqeesay Akatarada Ugu Waa Weyn Ee Koonfurta