Mid Ka Mid Ah Lamaanayaasha Ugu Awooda Badan Bollywood Ka Saif Ali Khan Iyo Kareena Kapoor Waa Lamaanayaal Guul Ka Gaaray Xiriirkooda Iyagoo Is-Guursadeen . Sidas Darted Nawab Iyo Bebo Waa Kuwa Isku Farax-San Iyadoo Markii Ay Saxaafada La Fal Galayaan Iska Ilaaliya Hadalada Ka Hoos-Bixiska
Laakiin Saif Markan Isagoo Dhiibaya Wareysi Uu Kaga Hadlayay Filimkiisa Dhawaan-Galka Ah Critic Rajeev Jawani Jaaniman Ayaa Shock Ku Riday Caalamka Markuu Shaaciyay Xaqiiqda Ah In Xaaskiisa Aysan Kasoo Daahin Shumiska .
Sidee Ahaataba Saif Ayaa Wareysiga Ku Shaaciyay Arrintan La Yaabka Ah Isagoo Sheegay In Xaaskiisa Kareena Aysan Kala Soo Daahin Inay Isaga Shumiso Markuu Xariirkooda Bilowga Aha

Sidoo Kale Saif Ayaa Sheegay Kalsoonida Kala Dhaxeysay Kareen Inay Keentay In Qofka Qofka Kale U Hibeeyo Hadiyad Iyadoo Dadka Badankood Midaas Ayaan Helin Marka Hore Saif Ayaa Sidoo Kale Yiri Kareena Waxay I siisay Jaceyl Balaaran Iyo Shumis Leh Dareen Xoogan Midaas Waa Arrin Dadka La Yaabeen Hadalada U Yiri Saif . Labadan Lamaane Waa Kuwa Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Bollywood Ka .