Mid Ka Mid Ah Lamaanayaasha Ugu Awooda Badan  Bollywood Ka Saif Ali Khan Iyo Kareena Kapoor Waa Lamaanayaal Guul Ka Gaaray Xiriirkooda Iyagoo Is-Guursadeen . Sidas Darted Nawab Iyo Bebo Waa Kuwa Isku Farax-San Iyadoo Markii Ay Saxaafada La Fal Galayaan Iska Ilaaliya Hadalada Ka Hoos-Bixiska

Laakiin Saif Markan Isagoo Dhiibaya Wareysi Uu Kaga Hadlayay Filimkiisa Dhawaan-Galka Ah Critic Rajeev Jawani Jaaniman Ayaa Shock Ku Riday Caalamka  Markuu Shaaciyay Xaqiiqda Ah In Xaaskiisa Aysan Kasoo Daahin Shumiska .

Sidee Ahaataba Saif Ayaa Wareysiga Ku Shaaciyay Arrintan La Yaabka Ah  Isagoo Sheegay In Xaaskiisa Kareena Aysan Kala Soo Daahin Inay Isaga Shumiso Markuu Xariirkooda Bilowga Aha

 Sidoo Kale Saif Ayaa Sheegay Kalsoonida Kala Dhaxeysay Kareen Inay  Keentay  In Qofka Qofka Kale U Hibeeyo Hadiyad Iyadoo Dadka Badankood  Midaas Ayaan Helin Marka Hore Saif Ayaa Sidoo Kale Yiri Kareena Waxay I siisay Jaceyl Balaaran  Iyo Shumis Leh Dareen Xoogan Midaas Waa Arrin Dadka La Yaabeen Hadalada U Yiri Saif . Labadan Lamaane Waa Kuwa  Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Bollywood Ka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here