Labadaan nooc ee cuntada ah iska ilaali waayo waxay hoos u dhigaan rabitaankaaga jinsiyeed.

0
2767

Hadii aad xaasle tahay misna daneyneyso inaad si joogto ah u sameyso galmo dareenkaadana uu ahaado midaan marnaba hoos u dhicin hadaba ka fogoow noocyadaan cuntada ah khaasatan xiliga galmada kahor waayo hadii aad cunto galmada intaadan sameynin kahor waxaa si kadis ah hoos ugu dhacaayo dareenkaada iyo rabitaankaada jinsiyeed.

Cuntada koowaad waa Nacnaca.

Inkastoo uusan cunto aheyn hadana mararka qaar waxaa loo cunaa macaansi iwm wuxuuna sidoo kale habdhiska dheefshiidka u leeyahay faa’iidooyin badan balse sidoo kale ogoow wuxuu hoos u dhigaa rabitaankaada jinsi.

Hadii aad galbihii ama habeenkii fiid hore cuntid nacnac waxaa hoos u dhaceyso rabitaankaada jinsi ee habeenkaas hadaba isaga fogoow.

Cuntada labaad waa buskudka.

Buskudka waa nooc kamid ah cuntooyinka fudud sidoo kalana macaansiga iwm loo cuno balse si lamid ah nacnaca asna wuxuu hoos u dhigaa rabitaankaaga jinsi waayo wuxuu qeyb ka yahay cuntooyinka karboon heydaraatka kuwaasoo burka cad laga sameeyo, wuxuuna hoos u dhigaa dareenkaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here