Ma ogtahay in Anurag Kashyap uu ugu yeedhay Nawazuddin Siddiqui gabadhiisa “Item girl”

Jilaaga Nawazuddin Siddiqui iyo filim sameeye Anurag Kashyap ayaa kawada shaqeeyay mashaariic badan. Labaduba waxay wadaagaan kalsooni buuxda oo laguqabo mashruuca ee kashaqeeyaan, labadaba xirfad ahaan iyo shaqsi ahaanba.

Aad ayey u badantahay inuu filim sameeyaha ugu yeeri jiray jilaaga “gabaruu leeyahy “! Haa, si sax ah ayaad u akhriday! Nawazuddin Siddiqui ayaa buugiisa taariikh nololeedkiisa wuxuu shaaca ka qaaday in Anurag uu ku maadeysan jiray isaga oo leh, ‘Tu toh meri item girl hai’ Waxa kale oo uu buugga ku caddeeyay in haddii labadoodaba midkood gabar ahaan lahaa ay is guursan lahaayeen.

wareysiga uu siiyay PTI, Anurag wuxuu yiri, “Markii aniga iyo Nawaz aan kacaajisno iskaashiga, waan is furi doonnaa. Waxaan horey u ogaanay wixii aan isla qabanay sida aanan u soo celin doonin. Haddii aan haysto wax cusub, waxaan aadayaa Nawaz, haddii kale, ma noqon doono wax ilaqurxan.

Ma aanan rabin inaan la shaqeeyo sababaheyga gaarka ah Anurag wuxuu kaloo intaas ku daray inuu xiriir aamusnaan ah la leeyahay Nawaz oo eray afka la iskusoo marineen hadal shib iyo shib iyadoo lislajoogo. Sida uu sheegayo filim sameeyaha xitaa waxay fadhiisan karaan diyaarad iyaga oo aan hadli karin seddex saacadood oo toos ah.

Anurag Kashyap iyo Nawazuddin Siddiqui waxay sameeyeen filimo badan sida, ‘Black Friday’, ‘The Gangs of Wasseypur’, ‘Raman Raghav’ iyo kuwa kale. Maanta, filim sameeyaha ace ayaa u dabaal dagaya dhalashadiisa 48aad.

wararkaan layaabkaleh uqaado inaa ogaato dadka caanka ah aad wararkooda marmar kufaraxdid inaa kuusoo gudbino inee leeyihiin ceebo diiniyan inoo wanaagsaneen kaliya fankaas kadaawo wixii xun ka ogaaw kana tilaabso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here