dadka isku mid ma ahan marka laga fiiriyo dhan walba xaga dhaqanka iyo fikirka waxaad arkaysaa dad sameenayaa caadooyin xun-xun kuwaaso u sameenayaan diimo dartooda

maanta waxaa ku hayaa war naxdin badan  kaaso ka  yimid dhanka iyo koonfurta dalka india waa dalka looga haray samaynta aflaamta maadaama gobolka oo dalkaa ka mid ah uu leeyahay shirkad sameesa aflaamta

waxaana midaas ay sababtay in dad fara badan ay ku xirnaadaana daawashada aflaamta waxaana aktar walba oo ka shaqaytsta south India uu leeyahay taageerayaal fara badan isaga si weyn u jecel maanta waxaa ku hayaa war labo taageere

kuwaaso noloshooda gooyay naftooda iyagoo arrin u sameeyeen dhacdo yar taaso ay ku kaliftay taageerida waalida ay u qabaan aktaradan

atooraha filimka KGF ee yash

aktarka reer Kannada ee sanadkii hore waxa uu la yimid filimka weyn ee sida weyn looga helay ee KGF Yash ayaa 8 janaayo waxa uu u dabaal-dagayay dhalashadiisa

iyadoo mid ka mid ah taageerayaasha aktarkan uu yimid gurigiisa si uu ugu hambalyeeyo aktar uu sida weyn u taageero laakiin taageerahan marka uu ogaaday in Yash uusan magaalada joogin ayaa waxa uu go’aan ku gaaray inuu noloshiisa gubo 

isagoona dab isku qabtay ka dib waxaa loola cararay isbitaalka xitaa waxaa isbitaalka ku booqday aktarkan laakiin isbitaalka ayuu ku dhintay

Ajith singh

ninkan ka mid ah taageerayaasha aktarka ajith singh ayaa waxa uu baxsaday isla magacii aktarka uu sida weyn u taageero taageerahan ayaa waxa uu sameeyay dhacdo naxdin badan

taageerahan ayaa waxa uu aabihiisa ka codsatay inuu u gado tikitka filimka hadda tiyaaatarada u saaran ajith singh waxaana wiilkan uu doonayay inuu soo daawado filimka ajith singh

laakiin aabahiisa ayaa u diiday inuu siiyo lacag uu ku gato tikidka  wiilkan ayaa aad ugu carooday aabihiisa isagoo xakamayn waayay xanaaqiisa kaaso ugu dambayn uu gubay aabihiisa maaadaama uu u diiday inuu tikidka u gado 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here