Keedka shabakada Boxoffice India (BOI) waxaa si rasmi ah loogu soo daabacay filimada darajada ugu sareyso All Time Blockbuster ka noqdeen ee Bollywood-ka sameeyeen laga soo bilaabo sanadii 1994 ilaa iminka waana xog dhan walbo 100% laga saxay.

Kama dhigno in sanadii 1994 la bilaabay in aflaanta Bollywood-ka suuqyada caalamka laga daawado balse xogta rasmiga ah ee shabakada BOI ilaa iminka saxday ayaa kasoo bilaabaneyso 1994 taasi oo ka dhigan 26-sano ugu dambeesay filimada Bollywood-ka sameyeen xogtooda in BOI fariisisay.

Fadlan hoos kaga bogo laga soo bilaabo 1994 ilaa iminka filimada Bollywood-ka sameeyeen ee suuqyada caalamka ka gaareen darajada ugu sareyso ama All Time Blockbuster ka noqdeen:

1. Hum Aapke Hain Koun (1994)

2. Dilwale Dulhania Le Jayenge(1995)

3. Kuch Kuch Hota Hai (1998)

4. Kabhi Khushi Kabhi Gham (2001)

5. Devdas (2002)

6. Kal Ho Na Ho (2003)

7. Veer Zaara (2004)

8.  Kabhi Alvida Naa Kehna (2006)

9. Om Shanti Om (2008)

10. 3Idiots (2009)

11. My Name Is Khan (2010)

12.  Dhoom3 (2013)

13.  PK (2014)

14.  Bajrangi Bhaijaan (2015)

15.  Dilwale (2015)

16.  Dangal (2016)

Atoorayaasha Bollywood-ka & Sida Ay Ugu Kala Badan Yihiin Filimada ATB Suuqyada Caalamka Ka Noqdeen:

Shah Rukh Khan – 10-filim

Aamir Khan – 4-filim

Salman Khan – 2-filim

Waxay ka dhigan tahay SRK inaan suuqyada caalamka awood ahaan lagu gaarin marba haddii 16-filim Bollywood-ka sameeyeen ee suuqyada caalamka ATB ka noqdeen 10-filim ka mid ah isaga iska leeyahay. Weliba SRK wuxuu heestaa iskoor ah 8-filim oo isku xigaan ATB suuqyada caalamka ka noqdeen oo Bollywood-ka sameeyeen in isaga hogaamiye ka ahaa intii u dhaxeesay 1995 ilaa 2008.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here