Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt ayaa si weyn ugu dabaal dageen feestada Diwali si wadajir ah waxaana internet-ka dhex mushaaxayaan sawiradooda waxaana xiiso leh in Alia sawiradan iyada baraha bulshada soo dhigin halka Ranbir uusan gabi ahaanba isticmaalin Social Media.

Ranbir iyo Alia ayaa waqti wacan la qaadanayaan qoysaskooda gaar ahaan waxay mudooyinkii dambe la kulmayeen qoyska Kapoor waxayna kasoo wada muuqden xafladii dhalasho ee Neetu Kapoor sido kalena Ranbir walaashiis Ridhima Kapoor xafladeeda dhalasho Alia goob joog ayee ahed.

No description available.

Ma dheera xiliga magaceeda Bhatt uu raaci doono magaca Kapoor (Alia Bhatt Kapoor) waayo laba sheey ayaa waqtigaan si weyn loo hadal hayaa marka Ranbir iyo Alia laga hadlaayo labadaas arina waxay kala yihiin arooskooda iyo goorta la daawanaayo filimkooda Brahmastra.

Waxaan wada ognahay in Brahmastra uu yahay filimka kowaad ee ay lamaanahan kasoo wada muuqanayaan waa mid sigaar ah xiiso uleh sanadka dambe ayuuna u dib dhacay mashquulka kooxda wali heysto iyo Karona oo wax walbo qasay dhanka kalena guurkooda dib ayuu udhacay markale 2021 dhamaadkiisa ayaana la filaa inee aqal gali doonaan.

Waxaan idinka ilaawnay inee xiriir wada noolaansho ah bilaaweyn xili hore maadama mudadii bandowga ay wada degneyaan labadooda guriga Ranbir oo Alia ayaa go’aansatay inee halkaas saaxiibked kula noolaato aan wada sugno xiriirkan natiijadiisa waxay noqon doonto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here