Home » Nolosha Jilaayaasha » Lamaanayaasha Kala Tagay Kuwaaso Waqtiga Ugu Badan Isla Noolaayeen

Lamaanayaasha Kala Tagay Kuwaaso Waqtiga Ugu Badan Isla Noolaayeen

waago cusub waxbuu la yimaada waqtigii hore waxa ugu weyn ee dadka ay jeclaan jirayn inay maqlaan ayaa ah arooska akarada iyadoo si weyn loo xiiseenaayay waxaana ka mid ah aroosyada sida weyn loosoo dhaweeyay

sida aroosyada kala ah kan ajay devgan iyo kajol ama arooska aktarka akshay kumar iyo xaaskiisa twinkle khan iyadoo xaaldaas laga sio gudbay iyadoo hadda la taagan xilli dhagahaaga ay maqlayaan ereyga furiin kaaso bur-buriyay qoys muddo badan dhisnaa

iyadoo ay adag tahay in labada lamaane oo caan ah inay in badan isla noolaadaan Iyagoo aan wax khikaaf ah soo kala dhex-galin maanta waxan ku hayaa lamanayaal kala tagayn kuwaaso isla noolaayeen mudada ugu badan

1. arbaaz khan iyo malika arora  = 19 sano

waxa ay is-guursadayn sanadkii 1998 waxaana ay kala tagayn 11 may sanadkii hore waxaana ay waalid u yihiin wiil lagu arhaan kaaso dhashay sanadkii 2002

2. arjun rampal iyo meher jessia = 20 sano

arjun waxa uu maher guursaday 1998 iyagoo labadan lamaane ay kala tagayn 18 may sanadkan maher waxa ay arjun mudadaas u dhashay labo gabdhood ee kala ah mahikaa oo dhalatay 2002 iyo myra oo dhalatay sanadkii 2005

3. farhan akhtar iyo adhuna bhabani  = 16 sano

farhan waxa uu adhuna guursaday sanadkii 2000 ka dib 3 sano oo ay isla socdayn Labadan  lamaane mudada ay isla noolaayeen waxa ay  waalid u noqdayn labo gabdhood oo lagu kala magacaabo shakya iyo akira iyadoo taariikhda marka ay ahayd 21 January 2016 ay ku dhawaaqayn inay  kalatagayn

4. karishma kapoor iyo sanjay kapoor = 13 sano

karishma ayaa guursatay ninka ganacsadaha ah ee lagu magacaabo sanjay kapoor 29 September sanadkii 2003 iyadoo labadan lamaane ay waalid u noqdayn gabar lagu magacaabo samaira oo dhalatay sanadkii 2005 iyo wiil lagu magacaabo kiaan kaaso dhastay 2010 karishma kapoor iyo sanjay kapoor waxa ay kala tagayn sanadkii 2016

5. amir khan iyo reena dutta = 16 sano

reena waxa ay ahayd xaaska kowaadee u guursado amir khan sanadkii 1986 iyagoo waalidu noqdayn labo caruur kuwaaso kala ah wiil lagu magacaabo junaida iyo gabar lagu magacaabo ira amir iyo reena ayaa waxa ay kala tagayn sanadkii 2002

6. hrithik roshan iyo sussanne khan = 14 sano

hrithik roshan marka uu bollywoodka soo galaayay ayuuba guursaday waxaanauu guursaday gabadha lagu magacaabo saina nehwal sussanne khan sanadkii 2000 iyadoo arooskooda uu ka dhacay magaalada Bangalore

Labadan lamaane mudada ay isla noolaayeen waxa ay waalid u noqdayn labo wiil oo lagu kala magacaabo hrehaam kaaso dhashtay 2006 iyo hridhaan kaaso isagana dhashtay sanadkii 2008 waxa ayna kala tagayn sanadkii 2014

7. saif ali khan iyo amrita singh  = 13 sano

 

 

saif ali khan ayaa xilli hore guursaday isagoo kaliya 21 sano ah waxaa uuna guursaday mid ka mid ah atariishooyinka xiligan ugu awoodda badan bollywoodka 90s waana amrita singh taaso mustaqbalkeeda fanka u baabi’isay saif ali khan dartiisa iyagoo labadan lamaane ay is-guursadayn sanadkii 1991

iyadoo xiligaas ay amrita 13 sano ay ka weeynayd saif ali khan iyagoo mudadaas waalid u noqdayn labo caruur ee kala ah gabarlagu magacaabo sara ali khan taaso mar dhow usoo bixi doona filimka ugu horeeyay iyadoo dhalatay sanadkii 1993 halka wiilka lagu magacaabo ibraahim isagana u dhashtay sanadkii 2001 ka dib markii ay 13 sano ay isla noolaayeenwaxa ay kala tagayn sanadkii 2004

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *